Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
API
Home
How To Use
Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
Home
Detail
@nuochoaluaa: Nước HOA NAM GEMERA 50ml LUA #phuonghhl #luaperfume #nuochoalua
LUA Perfume
Open In TikTok:
Region: VN
Thursday 30 April 2026 07:54:36 GMT
94667
854
11
11
Music
Download
No Watermark .mp4 (
3.04MB
)
No Watermark(HD) .mp4 (
1.91MB
)
Watermark .mp4 (
3.18MB
)
Music .mp3
Comments
DƯƠNG THANH Tú :
lưu Hương đc bao lâu
2026-11-02 03:24:08
0
tien ruby :
A phuong khoe lại chưa
2026-10-05 11:35:40
0
Trung Hữu ( Tân Phú Đông ) :
Cần tìm mẫu giống mùi
2026-09-01 17:20:46
1
cà rốt 🍀🍀🥰 :
nước hoa ah này thơm lắm mọi người
2026-10-29 15:20:01
0
Thành Tuân Opn :
Anh Phương đã ổn rồi ak
2026-10-09 13:00:19
0
Mariana Hoang Huy 1989 :
Hỏi mạnh biết ha 😁😁😁
2026-10-09 00:30:00
0
huynhdam1990 :
chờ a phương live mới vui
2026-09-30 00:11:33
0
thấy là thèm :
Anh khỏe lại hẳn chưa anh
2026-09-27 02:52:13
0
Ten Gom :
ko thấy a live
2026-05-15 14:27:03
0
Kim Phụng Nguyễn :
Divo giá sau a
2026-05-07 10:29:31
0
Thi Tuyền @1 :
🥰
2026-09-06 10:26:41
0
To see more videos from user @nuochoaluaa, please go to the Tikwm homepage.
Other Videos
#foryou #fyp #foryou
Weli Dunida Maad Baran!... Weli dunida maad baran, haddii aanad waligaa habeen dhan soo jeedin adigoo ka fikiraya noloshaada, indhahaagana ay ilmo ka qubanayaan, balse marka waagu baryo aad dadka ula soo baxdo dhoolla caddayn been ah, si aanay u ogaan in habeenkii aad la dagaallamaysay naftaada. Weli dunida maad baran, haddii aanad hooyadaa indhaha ka eegin adigoo og inay wax u baahan tahay, balse jeebkaaga aanay xitaa lacag kuugu jirin inaad ugu soo iibiso waxa ay rabto. Waxaad ku tidhaahdaa, "Hooyo, wax walba way hagaagi doonaan," adigoo gudahaaga ku gubanaya, sababtoo ah waxaad jeclaan lahayd inaad hadalkaas ficil ka dhigto. Weli dunida maad baran, haddii aanad sannado waxbarasho gelin, habeenno soo jeedin, imtixaanno u fadhiisan, riyooyin waaweynna naftaada u sawiran, dabadeedna aad guriga iska fadhido adigoo aan garanayn halka aad noloshaada ka bilaabayso. Waxa ugu xanuunka badan ma aha oo keliya shaqo la'aantu, ee waa inaad dareento inaad wax qaban karto, balse aan laguu oggolaan fursad aad ku muujiso. Weli dunida maad baran, haddii aanad is barbar dhigin dadkii aad isku da'da ahaydeen, adigoo arkaya qaar shaqo helay, qaar qoysas dhistay, qaar waalidkood caawinaya, qaarna riyooyinkoodii rumoobay, adiguna aad weli llaahay ka baryayso hal fursad oo noloshaada beddesha. Waxaad u faraxdaa guushooda, haddana markaad kaligaa noqoto waxaad isweydiisaa, "Aniguna goormay maalintaydu iman doontaa?" Weli dunida maad baran, haddii aanad qof u sheegin inaad fiican tahay, adigoo gudahaaga ka dareemaya inaad burburayso, sababtoo ah waxaad ka baqaysaa haddii aad runta sheegto in dadka kaa daalaan. Waxaad noqotaa qof dadka kale dhagaysta, dhiirrigeliya oo garab istaaga, balse marka adiga lagu waydiiyo waxa ku haya, waxaad ku jawaabtaa, "Waxba ma jiraan." Weli dunida maad baran, haddii aanad jeeb madhan la istaagin meel ay dadku wax ka iibsanayaan, adigoo doonaya wax yar oo aad naftaada ugu farxad geliso, dabadeedna aad iska jeedsato oo aad tagto, sababtoo ah ma haysatid lacagtii aad ku iibsan lahayd. Dadku waxay arkaan inaad iska tagtay, laakiin ma arkaan dagaalka yar ee qalbigaaga ka dhacay. Weli dunida maad baran, haddii aanad waalidkaa u baahnayn inaad wax u qabato, balse aad awoodi weydo. Inaad aragto hooyadaa oo daalan, aabbahaa oo walwalsan, adiguna aad rabto inaad garabkooda istaagto, laakiin aad weli la halgamayso sidii aad naftaada u maareyn lahayd, waa xanuun aan hadal lagu soo koobi karin. Weli dunida maad baran, haddii aanad qof jeclaan adigoo ka baqaya in duruufahaagu kaa fogeeyaan. Waxaad doonaysaa inaad u noqoto hoy, nabad iyo garab, inaad la dhisto mustaqbal, balse habeenkii waxaad isweydiisaa sida aad u guursan doonto, guri u dhisi doonto, una daryeeli doonto qofka qalbigaaga ku jira adigoo aan maanta haysan wax badan. Weli dunida maad baran, haddii aanad telefoonkaaga eeg-eegin adigoo sugaya fariin qof kuu ballanqaaday inuu ku caawin doono. Maalmo ayaa dhaafa, dabadeed toddobaadyo, jawaabna ma timaaddo. Ugu dambayn waxaad fahantaa in rajadii aad qofkaas ku qabtay ay ahayd wax keliya oo aad ku sii noolaanaysay. Weli dunida maad baran, haddii aanad habeenkii ducaysan adigoo aan garanayn erayada aad ku bilaabayso, ilmadu dhabannada kaa qoynayso, qalbigaaguna xambaarsan yahay wax badan oo aanad cidna u sheegi karin. Ugu dambayn waxaad tidhaahdaa, "llaahayow, adiga ayaa og waxa qalbigayga ku jira. li fur albaab aanan garanayn, ii sahal waddo aanan arag, hana iga dhigin qof ka quusta naxariistaada." Weli dunida maad baran, haddii aanad ka baqin in sannadaha noloshaadu kaa dhammaadaan adigoo weli ku jira isla meeshii aad sannado ka hor taagnayd, isla dhibaatadii aad ka ducaysanaysay, isla baahidii aad rajaynaysay inaad ka baxdo. Mararka qaarkood ma murugaysna oo keliya waxa kaa maqan, ee waxaad ka murugootaa waqtiga kaa lumaya adigoo isku dayaya inaad noloshaada hagaajiso. Mararka qaarkood, waxa ugu daran ma aha inaad dhibban tahay, ee waa inaad ku khasbanaato inaad dadka ka qariso, si aanay kuu arkin adigoo jaban!!!! #somaliaesthetic
#makkah🕋 #Madina
4k Memes wallpapers 😹 #memes #wallpaper #wallipics #cat #foryou
رسالة من جوزيف للحساد 👊👊#جوزيف_البحريني #اكسبلور #الشعب_الصيني_ماله_حل😂😂 #Foryou #مشاهير_تيك_توك_مشاهير_العرب🌺💜
About
Robot
API
Legal
Privacy Policy