@iprahim_awil: Soomaaliga qudha ee qof walba oo Soomaali ahi iska dhex arko waa Saado! Waa ay dhinteen dadkii kale iyaga oo dedaalay, innagu na waynu noollahay innaga oo aan waxba qaban. Waa ay dhimatay iyada oo waajibgudatay! Waa ay ka aragti horraysay dadka kale, waana ka xilkasnimo badnayd. Waa ay inaga waddanisanayd oo inaga dhiirranayd. Wax walba oo maankeedu dihday farriin ahaan ayey inoogu reebtay si aynaan u illaawin. Maalin walba waa suugaan hor leh oo markaa lagu baraarugay iyadu se iska tiirisay. Waa ay noolayd iyada oo taqaan waxa ay u nooshay, waana ay iilatay iyada oo u dhimatay wiixi ay u noolayd. Waa astaanta kartida iyo wanaagga hablaha Soomaaliyeed. Naxariis waarta, Hooyo, Halgamaa Saado Cali Warsame. "Soomaali jamaceed Yaa dhankiinna joogtee Gobonnimadu yey jabin Dalka yaan la kala jarin." W/q= Hoobaan
iprahim_awil
Region: KE
Thursday 30 April 2026 10:31:07 GMT
Music
Download
Comments
Abdiaziz🇩🇪🐎 :
Alle Ha u naxaristo 🤲 💞
2026-04-30 19:17:19
10
filsan jaamac 👸👑 :
alle ha unaxariisto yarabii
2026-04-30 17:20:32
25
nuclear🇺🇲 :
hooyadi soomaaliA allaha yaa raxma🥺🤲
2026-06-14 20:21:25
1
carwo gobaada :
allh. ha. unaxariito
2026-04-30 18:15:56
0
dhashi Khalid habarwaa 🫶🫡 :
iloo unaxariso Edo mcn ♥️🤲
2026-07-17 17:59:16
0
ina mohmed 223 :
alle ha unaxariiisto halgamaah wayn🤲
2026-07-19 06:53:12
0
🇨🇭 :
Alle ha ku naxariisto Eedo 🤲🏽
2026-04-30 20:39:24
4
Muna🐎❤️ :
alle haku naxariisto 🥺😭🤲🏽
2026-06-22 17:56:09
0
𝗖𝗮𝗬𝗻𝗮𝗮𝗦𝗛𝗲•🌚 :
Alle Ha unaxriisto 🤲
2026-04-30 18:48:19
1
Real___Man😎 :
Saado Cali Warsame Alaya Raxma🥰
2026-05-03 19:29:48
1
《ABDIHAFID•GALAYDH》 :
Alle naxariistiis waa sica ha siiyo aamin🤲
2026-05-01 17:59:29
1
suleiman🍁❤️مسك :
ilaahy hakuu naxariisto ayeeyo sahado ali warsame 🤲🤲😭❤️
2026-05-27 16:42:40
1
rayaaan🎀 :
allehakunaxaristo🥺🥰
2026-06-04 15:59:23
1
Super🚀 garaad 🐎🐎🐎🐎 :
allow Jandii kaa warabi 🙏🏽
2026-05-17 18:06:09
1
Z :
allah ha naxariisto🤲🤲
2026-04-30 15:12:29
0
taliyaha .YEYLE :
2026-07-15 17:09:12
0
mj :
alle hakunaxariisto eedo🤲
2026-04-30 18:49:28
0
Qadar Abdixakiin Xasan :
Alehaunaxariisto aamin aaamin
2026-06-16 19:10:11
0
🇸🇴🇸🇴DALEES🇸🇴🐎❤️ :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-06-15 03:58:28
0
mssi queen 👸 🔥 :
alle ha ku unaxaristo 🤲 habo 🤲😭
2026-07-17 23:33:42
0
Saxarla🐎💙 :
Alle ha u naxariisto saado cali❤️
2026-06-19 09:06:12
1
suhur indho jecl :
ale hau naaxariisto aamin aamin aamin aamin
2026-06-19 07:24:33
0
amiros🐎 :
ala haku naxaristo halgamadi wayneyd🤲
2026-06-30 08:59:33
0
nimco maxamed 271 :
alle ha unaxariisto yaarbi
2026-04-30 16:22:59
0
To see more videos from user @iprahim_awil, please go to the Tikwm
homepage.