Waxaan waan soo maray anigu 2018 anoo haragysa jooga Gabar aan aad u jeclaaa ayaan u shidi jiray heestaan waan jeclaaa waliba si xoog ah iyana way I jeclayd Lkn ismaana calfan oo waqtigii ayaa ina kala dherbaaxay anaa dalkii ka tagy kadib khilaaf xoogan nasoo kala dhexgaly 3 year jacyl ah waan kala dhamanay I think Imika inay marwo tahy .
2026-09-18 01:38:53
0
boqorada nolasha👸🏼❤️🔥💖😊 :
Ana kuu cuno🥹🤣🏃♀️➡️
2026-05-28 08:40:49
3
Farxanoww 🦅🔥 :
dhabtii qashaq weye 💔🥺
2026-05-24 20:44:03
7
luuul ✨️💎 :
inoqo dhaqtarkii jacelka🥺
2026-05-27 20:14:39
2
Anderharera08 :
Asc😁👋
2026-05-28 13:17:40
1
🍂 :
Heestaydii 💔
2026-07-21 23:31:59
0
𝐋͢𝐎⃖𝐙⃖𝐊⃖𝐀⃖🎒 :
dhabti qooq waye😭
2026-05-28 02:23:18
3
mohamed‿🤴🖤 :
2026-05-26 20:05:47
1
FeisaL 🇸🇪❄️ :
Dhibaatada TaaLa Aduunka 💔🥲🥺
2026-05-29 18:30:01
0
🔥ODI 🔥KUULKA 🔥 :
🥺🥺🥺
2026-05-30 00:53:48
0
INa_GoRoYo.🇬🇧 :
2026-05-03 13:39:26
0
lostaki 23 :
2026-05-28 19:35:56
0
samiir yare :
2026-06-14 14:01:01
0
jimcaaloow🫶💍❤️ :
2026-05-29 04:48:44
0
. :
dhabtii xanun weye😭
2026-05-29 07:38:32
1
queen xaliimo cadeey ina cumar :
2026-05-08 08:46:25
0
To see more videos from user @jeneralka.10, please go to the Tikwm
homepage.