Masha Allah
lakin wuxu uu bahan yahay dabool to reduce evaporation
2026-05-31 14:43:32
23
𝓜 𝓐𝓫𝓭𝓲𝓻𝓪𝓱𝓶𝓪𝓷📝👨🏫 :
Ku dhawaad 27000 meter cubic ama 27,000,000 litre ama 135,000 foosto Ayuu qaadayaa masha allah
2026-05-31 10:30:47
23
E :
MashaAllah. A dam measuring 100m × 90m × 3m can hold about 27 million litres of water. To reduce evaporation, consider planting windbreak trees around it, making future dams deeper, and using floating covers where practical. Great investment in water security.
2026-05-31 17:45:19
8
ANI👨💻 :
Great investment for water harvesting dam this is the kind of water security we need for agriculture.
2026-06-04 08:22:10
1
Galaydh :
135,000 foosto
2026-05-31 11:21:30
2
Asha Waris :
Qarashka ku baxay waa imisa
2026-06-08 19:42:07
0
musalaha real estate :
wee need lot of farms and manufacturers
2026-06-01 12:48:40
1
Seeraar7🇿🇦🇿🇦 :
halkow kuyaalaa aan soboqdee😳😳🥰
2026-06-03 11:47:43
0
BADBAADO :
niyow meesha karasal waa galiseen masha allah
2026-06-01 18:34:31
0
Gynecover :
Halke ayee kuyaal ama laga wada mashruucan wll
2026-06-12 07:12:14
0
Ridwan :
Masha Allah
2026-05-31 10:00:38
1
عبدالعزيز :
مشاء الله 🥰
2026-06-29 12:14:05
0
M8 :
Mashaallah
2026-05-31 11:56:00
0
cawl93 :
Maashallah
2026-06-10 18:41:49
0
Eng abdi :
🥰 msha allh
2026-05-31 09:04:47
0
A̼⧽♡⧼N̼ :
2026-05-31 11:10:40
1
E :
MashaAllah. A dam measuring 100m × 90m × 3m can hold about 27 million litres of water. To reduce evaporation, consider planting windbreak trees around it, making future dams deeper, and using floating covers where practical. Great investment in water security
2026-05-31 17:45:56
2
𝓜 𝓐𝓫𝓭𝓲𝓻𝓪𝓱𝓶𝓪𝓷📝👨🏫 :
Masha allah waa Balli wayn
2026-05-31 10:29:21
0
Hon - Gulleid Yardi :
mansha allah beerta waxad ku dartaa geed miroodka sida canbaha afakadhada IWM
2026-05-31 10:03:31
1
Ayaanle soraan20 🇸🇴☝️ :
bal wll cost ku baxayna nala wadaag adoo raaliya garaad🤌☝️
2026-05-31 18:07:05
1
Farmer :
Shaqo Wanaagsan Ayaad Haysaa Horay U Soco Insha Allah, 100 Neef Oo Ari Ah Iyo Cid 5 Qof Ka Koban Ayey Biyaha Deeqan Sanadkii Wax Yar Inaad Qoraxdana Ka Qafiifiso Ayaa Lagaa Rabaa.
NB: Somali Farmer's Will Be The Next Millionaires Insha Allah
2026-06-01 04:10:58
1
mawliid Da'uD media :
Beertan oo kale waa mid kobcinaysa waxsooraadka dalka, islamarkaana laga maarmi karo cunootinka dhacay ee wadamada dunida Inoo keento, Shacabku waa inay wax soo-saar la yimaadaan taasi waa muhiim
2026-06-01 09:25:49
1
maskiinka :
volume=90m×100m×3m=27000m³.
1m³=5 fuusto oo biyo ah. 1 fuusto 200 oo litter. 27000m³×5 fuusto=135000 fuusto oo biyo ah.
beer intee le'eg ayaa lagu waraabinkaraa adoo nooca dalagga ku daraya maadaama biyaha dalaggu u baahanyahay iyo nooca carradu kala duwanaankaraan?
2026-06-23 12:56:05
0
son khadar :
fadlan qarashka ku baxay ma nala wadaagi kartaa?
2026-08-13 14:26:50
0
️Eng. Hilowle🌾👨🌾 :
Sidee ku mareesaan uumi baxa biyaha ama evaporation ka marka qoraxda ku dhacaan?
2026-05-31 14:40:47
0
To see more videos from user @beyruxafarm, please go to the Tikwm
homepage.