@bigpresido_: Nah only God I put my trust on @MACHALA @KOLU W🇬🇧✈️ #bigpresido #carterefe #kolu #fyp #viral

ẞÎG PR£SÎDØ 🌚🪐⏳
ẞÎG PR£SÎDØ 🌚🪐⏳
Open In TikTok:
Region: NG
Saturday 13 June 2026 08:00:51 GMT
4432
438
3
20

Music

Download

Comments

hong.alex83
Hong Alex :
🙏🙏🙏
2026-06-13 11:30:24
0
mbafoster
🎖️𝐁𝐋ÃÇ𝐊Ø🇺🇲(Ñ𝐁Â💯) :
🥰🥰🥰
2026-06-13 13:53:29
0
To see more videos from user @bigpresido_, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Quruxda ugu weyn ee jacaylku ma aha hadallada badan ee la is dhaafsado, mana aha ballamaha cirka gaadhaya ee la bixiyo, Jacaylka quruxdiisu waxay ku jirtaa marka aad hesho ruux qalbigiisu kuu jeclaaday sida aad mar walba Alle uga baryi jirtay. Sida inaad hesho ruux ku fahmaya adigoon hadlin, ku dejinaya marka ay dunidu kugu adkaato oo kuu noqonaya meel qalbigaagu ku nasto markii uu daalo. Waxaa jira jacayl qofka daaliya, qalbigiisana cabsi geliya Laakiin waxaa kaloo jira jacayl deggan, nadiif ah oo qofka naftiisa u sheega “Halkaan waa hoygaagii”. Waa dareen aad u qurux badan marka aad ogaato in qofkii aad jeclayd uu kuu jeclaaday si ka qurux badan sidii aad filaysay, inuusan kuu noqon culays balse uu kuu noqdo farxad iyo daganaan, in xiriirkiinnu uusan ku dhisnayn muran iyo kala shaki balse uu ku dhisnaado kalsooni, qadarin iyo qalbi is fahmaya. Mararka qaar waxaad is leedahay jacaylku waa hadiyad yar oo nolosha kamid ah laakiin marka aad hesho qof si dhab ah kuu jecel, waxaad fahmaysaa in jacaylka saxda ahi uu yahay nolol dhan oo qalbiga lagu nooleeyo. Qofka kuu jecel sida aad mudan tahay, wuxuu kaa dhigaa qof riyo leh, hami leh, farxadna leh, wuxuu kaa saaraa murugadii hore, wuxuuna qalbigaaga geliyaa rajo cusub oo qurux badan. Xiriirada xiriirka ugu qiimaha badan waa midka aad labadiinuba ku wada nasataan, mid aad ku wada qorshaysaan mustaqbal qurux badan, ku wada ilaalisaan dareenka, isla markaana aad maalin walba isku doorataan jacayl cusub. Jacaylka ugu quruxda badan waa midka lagu nasto, waana nimcada ugu weyn marka ruuxii aad qalbigaaga siisay uu gacmahiisa kugu ilaaliyo si taxaddar iyo jacayl leh. Fadlan, Follow, like and repost #qormooyin  #qormojacayl

About