@mathu876: ဟိုက်ယိုင်ရဲ့တစ်နေရာ😊

Ma Thu
Ma Thu
Open In TikTok:
Region: TH
Sunday 21 June 2026 03:52:36 GMT
14298
934
3
26

Music

Download

Comments

user531611351404
user531611351404 :
🥰🥰🥰
2026-06-21 06:09:46
2
ko.min7203
ko min :
🥰🥰🥰
2026-07-20 17:30:45
0
phyu28163
phyu :
🥰🥰🥰
2026-07-27 14:52:03
0
To see more videos from user @mathu876, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Mararka qaar nolosha waxaad la kulantaa qof aan ahayn qof aad iska baratay oo keliya, balse noqda qof qalbigaaga meel gaar ah ka degay. Qof marka aad aragto qalbigaagu deganaado, marka aad maqasho codkiisana aad dareento farxad aan la sharxi karin. ❤️🥹 Aniga adiga kuma jecli muuqaalkaaga oo keliya, waxaan ku jeclahay qalbigaaga, dabeecaddaada, ixtiraamkaaga iyo sida aad mar walba ii dareensiiso inaan ahay qof muhiim kuu ah. 🫂❤️ Jacaylka dhabta ahi ma aha erayo qurux badan oo keliya; waa in la is fahmo, la is ixtiraamo, la is garab istaago, lana is ilaaliyo xilliyada wanaagsan iyo xilliyada adag. Aniguna waxaan rabaa inaan noqdo qofka ku garab istaaga marka dunidu kaa jeesato, qofka ku farxa marka aad faraxsan tahay, iyo qofka gacanta kuu qabta marka aad u baahan tahay. 🌹❤️ Haddii aan dunida oo dhan ka raadiyo qof aan qalbigayga ku aamino, adiga ayaan mar walba dooran lahaa. Ma aha sababtoo ah qof kale ma jiro, balse sababtoo ah qalbigaygu adiga ayuu doortay. ❤️♾️ Waxaan rabaa jacayl aan waqtigu beddelin, masaafaduna aysan kala fogeyn, dhibaatooyinkuna aysan jebin. Waxaan rabaa inaan maanta ku jeclaado, berri ku jeclaado, sannadaha soo socdaana weli kuu hayo isla jacaylkii ama ka sii badan. 🥰❤️ Adiga waxaad tahay qofka aan jeclaan lahaa inaan la wadaago qosolkayga, murugadayda, riyooyinkayga iyo mustaqbalkeyga. 🌹❤️♾️ Qof walba wuxuu raadiyaa jacayl, laakiin qof walba ma helo jacayl dhab ah. Anigu waxaan dareemayaa inaan helay qof qalbigaygu ku nasto. Ilaahay ha inoo ilaaliyo jacaylka, kalsoonida iyo ixtiraamka naga dhexeeya. 🤲❤️ Aniga xitaa ma qiyaasi karo karo ilaa heerka aan kuu jeclahay… ❤️♾️🌹#zuhaybkiiko #fyp #viralvideo #foryoupage #tiktok

About