masha allah hablaha somaliyed wa kuwa ugu quruxda badan hablaha adunka allaha idin wada xafido mel kasta o adunka ka jogtaan runti ad ayaan idin jeclahay gabar walbo o somaliyed markan arko ad ayaan ugu farxaa sharaf iyo karamo ayaan idin hayaa wan idinku faana walahi cizo iyo sharaf igu nolada adunka akhirane janatu fardowsa aclaa allaha idin geyo amin amin yaa allah🥰🥰