@yanystyle1: Cargador Anker GaN de 140 W para portátiles, adaptador de corriente de 4 puertos con controles táctiles intuitivos y carga rápida para múltiples dispositivos #cargador #anker #cargadorinteligente #summerwins #dealsforyoudays

yanystyle1
yanystyle1
Open In TikTok:
Region: US
Friday 26 June 2026 15:56:11 GMT
599
2
0
1

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @yanystyle1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Ciidanka Liyuubooliska ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida waa ciidan si gaar ah loo tababaray oo u taagan difaaca shacabka iyo sugidda amniga guud ee deegaanka. Waa awood dhab ah oo ka dhalatay baahida loo qabay xasillooni, nabad iyo kala dambeyn, waxaana ay noqdeen tiirka ugu weyn ee lagu ilaaliyo jiritaanka iyo horumarka bulshada. Qaar kamid ah saraakiisha hogaamisa Ciidanka Liyuubooliska ayaa wareysi gaar ah siiyey warbaahinta caalamiga ah ee Aljasiira, iyaga oo si qoto dheer uga hadlay howlgalada ciidanka, dadaallada joogtada ah ee ay ku xaqiijiyeen amniga, iyo guulaha muuqda ee laga gaaray la dagaalanka kooxaha nabadiidka iyo argagixisada. Saraakiishu waxay si cad u muujiyeen in ciidanku yahay mid heegan buuxa ku jira mar kasta, islamarkaana leh xirfad, tababar iyo waddaniyad sare. Wareysigaas muhiimka ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mudane CMC, kaas oo isna si xeel dheer uga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray deegaanka, iyo sida ay Liyuuboolisku door muhiim ah uga qaateen isbeddelkaas. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyey in nabadda maanta ka jirta DDS aysan si fudud ku imaan, balse ay tahay mid lagu bixiyey dadaal, naf-hurnimo iyo qorshe fog oo lagu dhisay kalsoonida shacabka. Mudane CMC wuxuu tilmaamay in Ciidanka Liyuubooliska ay yihiin astaanta geesinimada iyo ilaalinta qaranimada, isla markaana ay sii wadi doonaan doorkooda muhiimka ah ee sugidda amniga, xoojinta midnimada iyo horumarinta deegaanka. Wuxuu sidoo kale bogaadiyey naf-hurnimada iyo shaqada adag ee ay hayaan ciidamada, isaga oo u mahadceliyey dhammaan geesiyaasha u taagan ilaalinta nabadda. Guulaha ay gaareen Liyuuboolisku maanta waa kuwo si weyn loo dareemayo, waxaana lagu tilmaamaa inay yihiin tiirka ugu weyn ee horseeday xasiloonida iyo horumarka ka hanaqaaday Deegaanka Soomaalida. Shacabka ayaa si buuxda u garab taagan ciidankooda, iyaga oo qadarinaya doorka lama illaawaanka ah ee ay ku leeyihiin badbaadada bulshada. Ugu dambayn, Ciidanka Liyuubooliska waa halyeeyo nool oo taariikhda galay, waana awood mar walba u taagan difaaca dadka iyo dalka. Guulahooda waa guul shacabka oo dhan, waana astaan muujinaysa waxa la gaari karo marka ay jirto midnimo, karti iyo waddaniyad dhab ah. #Liyuubooliska #DeegaankaSoomaalida Mohamed Tayyip Shidane ✍️

About