@sheikh__kaamil: Hada ana la iraadiya..!#jawi_bila🌊❤️🌴 #jawiga_jawiyada_eryaday🌴🍁 #sheikh__kaamil #music_lyrics #somalitiktok12

K A A M I L🤴🏻❤️
K A A M I L🤴🏻❤️
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 27 June 2026 15:48:08 GMT
320149
33270
169
4115

Music

Download

Comments

queen.dheyman5
indha caashaq :
amaan ban kusiyee bal maran adiguna🥺
2026-07-07 07:51:11
82
sbklf17
⚡️ :
Fuck love
2026-07-09 13:14:19
8
misscaaano
foolnuur1💫 :
😳waxbaan goconayaaa😭
2026-07-09 23:54:15
29
ayanemustapha
Ayane Mustapha :
kma mrm🥰🥰
2026-07-05 16:24:29
3
muuse.isma
muuse ismaaciil :
waxanu is baranay 2019/ 15/2/ cawa oo tarikhdu ku beegantay 2026/14/8/ baanu kala dhamanay waxan ku leeyahay waynu kala lunnay, waynu kala fogayn, balse marna ma aanan malayn in laba qalbi oo mar si dhab ah isu jeclaa ay sidan u kala dhaawacmi doonaan. Waxay ahayd riyo aan moodayay inay weligeed sii jiri doonto, laakiin noloshu mararka qaar waxay ina bartaa in qof aad jeceshahay aanu mar walba noqon qofka kula dhammaanaya safarka. Adigu waad tagtay, anna waan iska tagay, balse meeshaas ayay ku luntay sheekadeennii, riyooyinkeennii iyo jacaylkii aan mar wada aaminsanayn. Ma haysto wax aan kuugu sheego oo aan ka ahayn: haddii aynaan nasiib u yeelan inaan wada guulaysanno, nasiib wacan, Huno. Waxaan kuu rajaynayaa nolol ka qurux badan intii aynu wada filaynay, qalbi faraxsan iyo maalin kasta oo guul kuu sidda. Waxaa laga yaabaa inaanan mar dambe is helin, balse taasi ma tirtiiri karto wixii aynu mar ahaan jirnay. Haddii xusuustaydu maalin ku soo marto, ha u xasuusan xanuun, ee u xasuuso sidii laba qalbi oo mar si dhab ah isu jeclaa, balse nasiibku kala geeyay. 💔🌹”
2026-08-13 22:12:56
2
nasriin895
QuRux WaNag👸🤍🕊💋 :
Waligay ba qof ma raadin 😂😂
2026-08-15 18:07:58
1
nimcoibraahiim3
nimcodagan :
Adigiyo dadkaguba aman isiya 🥺
2026-07-06 01:45:23
6
allakacabsi349
Aaishaa :
waa iska dhaafey inaa dadka raadiyo
2026-08-23 15:49:21
0
ahmedmaxahd
Zaka Yare :
Xaqiiq
2026-07-07 04:19:30
7
9.5.0.8.4
LOYAR🇨🇭 :
Imka anu la iii raadiyaa 🥹❤️
2026-07-12 12:24:18
1
mr.bshaar
Mr.bashka🫶😍 :
waa xaqiqi🥰
2026-07-08 07:19:14
0
lajeceley27
🐪...🫅 :
wlhi wan sii amanka
2026-08-15 09:37:15
0
daaciyatu_allah
يتق الله :
dadkuna aman ka la ahay adi iska dhafe benale 🥺
2026-07-05 12:31:58
0
nasriinabdi86
nasriin abdi 🇸🇴🇪🇹 :
2026-08-06 13:25:43
0
yuusuf.deeq
يوسف 💱 :
♾️
2026-07-11 12:16:29
1
amiish760
❤Amiish🌹 :
2026-07-08 08:17:07
1
nasriinabdi86
nasriin abdi 🇸🇴🇪🇹 :
2026-08-06 13:25:57
0
samatar_bruno
🥇BRUNO🦵🏼⚽️ :
Bal maran adiguna qalbiga hakuu dagee
2026-07-15 22:40:17
0
aamino.cabdi.abdi
Ina abdi :
2026-07-17 20:12:44
0
saapirienn10
•Տ𝖺𝖺ᑭɪ𝐑𝐢E𝐧ن👸🌷 :
amaan ban ku siiyayeeH bal maarann😢
2026-09-17 07:01:41
0
taliso8474
dheeman luula :
xuriyaddu waa macaan
2026-07-18 05:29:19
0
amley46
ZOيAh👄💕😍 :
Bal marna adi ka😭
2026-07-18 04:51:35
0
k960071
Kamia :
my ex
2026-07-31 18:20:53
0
cabdisalaancumar39
ugaas :
xaqiiq
2026-07-07 13:45:49
0
To see more videos from user @sheikh__kaamil, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About