@michaelmcintyre: Room service DISASTER! ๐Ÿคฃ๐Ÿคฎ Watch the full show on my YouTube channel now! Link in bio. #MichaelMcIntyre #comedy #standupcomedy

Michael McIntyre
Michael McIntyre
Open In TikTok:
Region: TR
Friday 03 July 2026 07:32:53 GMT
944162
101608
729
19290

Music

Download

Comments

jaiga74
jaiga15 :
Did I just spot Stanley tucci? ๐Ÿ˜‚
2026-07-03 08:17:33
5107
annaljay1990
annaljay1990 :
Itโ€™s okay. Room service 100% talk to each otherโ€ฆ..
2026-07-03 13:05:32
2146
lawsonsmyth
LawsonsLady :
The room service worker watching this
2026-07-03 22:51:22
2562
lianco0
LiAnCo :
He wasn't waiting for a tip either, man was dumbfounded by the situation๐Ÿ˜…๐Ÿ˜‚
2026-07-04 02:13:51
1276
_andy_uk
ใ€ ANDY ใ€‘ :
On the plus side, Michael's hair is looking very glossy now and he has a healthy wet nose
2026-07-04 20:56:21
751
silviahanks
Silvia Hanks :
Expecting tip after that was wild ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
2026-07-03 07:39:17
1967
andreabonelli82
Andi ๐Ÿฆ˜ :
I AM DEAD. What a plot twist ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
2026-07-03 12:32:22
1635
wadey62
Wadey62 :
I realised what it was when you said on the floor, you ordered dog food ๐Ÿ˜
2026-07-03 10:55:07
645
islandmom.03
Islandmom.03 :
One of the best comics out there.๐Ÿ˜‚
2026-07-03 11:12:27
872
clairegree
clairegree :
The thumbs up made me choke on my coffee ๐Ÿ˜‚
2026-07-03 12:36:45
754
love_mina29
Mina :
U didnโ€™t tip so he didnโ€™t tell u ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
2026-07-03 17:19:28
151
karengale56
Karen Gale :
I always loved him but this is hysterical
2026-07-03 19:00:31
53
niarfe01
Karrie Dyson :
Not one curse word. Love it!
2026-07-03 20:26:48
64
cathymedina783
cathymedina783 :
Hysterical!! Love his humor ๐Ÿ˜‚
2026-07-03 12:32:04
69
momma.c.88
Cori P.๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ :
that can't be the only time that's happened
2026-07-04 14:53:53
140
puntie16
Puntie :
There are comics and there are comics that make you laugh. You always make me laugh. Love you so much
2026-07-04 17:10:55
48
accidentalpyromaniac
Nicci ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ณ๓ ฃ๓ ด๓ ฟ :
I laughed so much I started coughing, coughed so much I threw up! ๐Ÿ˜‚
2026-07-03 11:35:13
47
mindetienhaara
Minna Tienhaara :
I saw him live in Helsinki and he told this joke. I almost peed my pants I laughed so much ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ one of the greatest experiences of my life ๐Ÿฅฐ
2026-07-03 18:00:43
111
widefox82
WideFox82 :
did they bring forks?!
2026-07-03 13:42:01
209
kirsii8
NoExit :
Those menus usually just serve not seasoned food a la chicken salmon beef. Anyone would survive eating it no need to brush teeth. But where did you get cutlery? ๐Ÿ˜
2026-07-03 14:19:27
155
missmws
Wendy Mushayi :
The entire audience ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜
2026-07-04 19:20:50
40
msvet51
Veteran 51 :
I laughed so hard at this. He is a brilliant story teller
2026-07-04 15:20:27
22
lisagokcen699
Lisa Gรถkรงen :
Lmfao
2026-07-03 21:48:05
8
siew.kim.yong
Siew Kim Yong :
I can't stop laughing....my god!! ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
2026-07-03 09:59:12
80
nicholerobinson20
Nichole Robinson :
OMG this is sooo funny. My belly hurts ๐Ÿ˜‚
2026-07-03 21:23:50
37
To see more videos from user @michaelmcintyre, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

๐—›๐—ข๐—ฌ๐—ข ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—˜: ๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—œ๐—œ ๐—”๐—”๐—ก ๐—ช๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—š๐—”๐—ฌ ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—œ๐—ก! Maanta waxay ii tahay maalin farxad gaar ah leh. Waxaan fursad u helay inaan la kulmo Hooyo Cali Yare, oo igu leh abaal aan erayo lagu soo koobi karin. Waa hooyo aan xusuustayda iyo wanaaggeeda qalbigayga ka tirtirmayn. Ilaahayow, abaalkeeda uga gud, adigaa weyn, adigaa wax walba awooda. Aamiin. Si aan u muujiyo sababta ay hooyadani iigu leedahay maamuuska iyo abaalkaas gaarka ah, aan dib u milicsado dhacdo aanan weligay illoobi doonin. Waxay ahayd subax aroor hore ah, qiyaastii siddeeddii subaxnimo. Anigoo weli hurda ayaan maqlay cod igu leh:
๐—›๐—ข๐—ฌ๐—ข ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—˜: ๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ง๐—œ๐—œ ๐—”๐—”๐—ก ๐—ช๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—š๐—”๐—ฌ ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—œ๐—ก! Maanta waxay ii tahay maalin farxad gaar ah leh. Waxaan fursad u helay inaan la kulmo Hooyo Cali Yare, oo igu leh abaal aan erayo lagu soo koobi karin. Waa hooyo aan xusuustayda iyo wanaaggeeda qalbigayga ka tirtirmayn. Ilaahayow, abaalkeeda uga gud, adigaa weyn, adigaa wax walba awooda. Aamiin. Si aan u muujiyo sababta ay hooyadani iigu leedahay maamuuska iyo abaalkaas gaarka ah, aan dib u milicsado dhacdo aanan weligay illoobi doonin. Waxay ahayd subax aroor hore ah, qiyaastii siddeeddii subaxnimo. Anigoo weli hurda ayaan maqlay cod igu leh: "War yaa Farxaan, kac! Waa lagu doonayaaye!" Waxaan weydiiyey: "Yaa i doonaya? "Cabdi Dheeroow, Wuxuu iigu jawaabay: shir baa lagaa rabaa. Kac!" Waxaan idhi: "Haye, aan quraacdo." Waxay igu yidhaahdeen: "Ha quraacane, ina mari!" Waxaan haddana idhi: "Haye, aan dhar xidho." Jawaabtu waxay ahayd: "Ha xidhane, ina mari!" Intaanan garan waxa socda, waxaa gudaha guriga soo galay istaaftii Cumar Ganbeele, oo la socotay Midkood ayaa yidhi: "War, qofka lala hadlayaa adiga ma aha!" Isla markiiba waxaa la igu bilaabay jidh-dil. Kadh! Kadh! Kadibna dug! Dug! Dug! Anigoo aan si fiican u fahmin waxa dhacaya ayaa la igu tuuray gaadhi qabaal ah oo bannaanka gurriga taagnaa. Waxaa sidoo kale bannaanka daarada taagnaa Hamdi Dheere, oo xilligaas ka tirsanaa dabagalka Madaxtooyada dhanka waxbarashada Gobolka. Hamdi Dheere wuxuu markii dambe noqday Madaxweyne-ku-xigeen xilligii Cabdi Iley, wuxuuna ka soo jeeday Gobolka Sitti. ๐—ฆ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—ž๐—œ๐—œ ๐—Ÿ๐—”๐—š๐—จ ๐—š๐—ข'๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—”๐—ฌ๐—˜๐—ฌ ๐— ๐—จ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ค๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—˜๐—ฌ๐—š๐—” Waxaan gaadhnay hoolkii shirarka, waxaana hortayda ka muuqday hool aad u camiran. Waxaa fadhiyey dadkii aan unasab sheeganayay marka laga reebo xubnihii kala duwanaa ee maamulka dib-u-curashada oo tiradoodu aad uga yarayd dadka kale ee hoolka joogay. Hoolka waxaa buuxiyey dad isugu jiray rag iyo dumar, shaqaale dawladeed, culimo iyo hooyooyin. Wax yar kadib, waxaa makarafoonka qaatay shir-guddoonkii. Isagoo dadkii hoolka fadhiyey ii tilmaamaya ayuu yidhi: "Waa kaas ninkii aan idiin sheegayay, ee Madaxweyneheenna Cabdi Maxamuud Cumar ku tilmaamay dilaa (Qaatil). Saw ma arkaysaan?" Kadib wuxuu u jeestay dadkii hoolka fadhiyey, isaga oo hadalka u dhiibaya si ay uga arrinsadaan waxa la iga yeelayo. Sida aan hadalkiisa ka fahmay, wuxuu dadka u bandhigayey in iyagu go'aan ka gaadhaan mustaqbalkayga iyo waxa la iga yeelayo. ๐—›๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—œ๐—œ ๐—”๐—”๐—ก ๐—ช๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—š๐—”๐—ฌ ๐—œ๐—Ÿ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐——๐—ข๐—ข๐—ก๐—œ๐—ก Qofkii ugu horreeyey ee makarafoonka qaatay wuxuu ahaa sheekh ka mid ah culimada magaalada, oo si weyn looga yaqaanay magalada Dhagaxbuur. Sheekhu wuxuu yidhi: "Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar wuxuu inoo joogaa booskii Nebi Maxamed (NNKH). Qofkii wax ka sheegana wuxuu la mid yahay qof Nebigeennii Muxamed (NNKH) wax ka sheegay." Markaas ayuu hadalkiisa sii raaciyey in qofkii Madaxweynaha ku tilmaamay dilaa uu isagu yahay qofka mudan in la dilo. Wuxuu daliishaday aayado Qur'aan ah si uu hadalkiisa u xoojiyo. Hadalkaas kadib, waxaa makarafoonka qaatay dad kale oo tiradoodu ahayd in ka badan toban qof. Rag iyo dumarba way jireen. Mid kastaaba wuxuu ka hadlayey waxa la iga yeelayo. Inta aan xusuusto, dadkaasi waxay ku midoobeen aragti ahayd inaanan mudnayn inaan sii noolaado. Waxaa xaaladdaas murugada leh dhexdeeda ka soo dhex muuqatay hal qof oo keliya oo si cad uga hor timid aragtidaas. Qofkaasi waxay ahayd ๐—›๐—ข๐—ข๐—ฌ๐—ข ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—˜. ๐—›๐—”๐—Ÿ ๐—ค๐—ข๐—™ ๐—ข๐—ข ๐—ž๐—” ๐—›๐—ข๐—ฅ ๐—ง๐—œ๐— ๐—œ๐—— ๐—š๐—ข'๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—œ๐—œ ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก Hooyo Cali Yare waxay si cad uga soo horjeesatay hadalladii iyo go'aankii dadka kale. Waxay isku dayday inay xaaladda dejiso, waxayna iga bixisay cudurdaar, iyadoo ku dadaalaysay in dadka hoolka joogay ay iga dhex cafiyaan, si aan xorriyaddayda ugu helo hab nabadeed. Waxay ahayd qofkii keliya ee aan maalintaas ka maqlay hadal iga difaacaya, xilli dadkii badnaa ay isku raaceen inaanan sii noolaan. Nasiib darro, dadaalkeedii ๐—”๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป, ๐—”๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป.

About