@soyumi715: @medicube France @medicube global #medicube #yeux #ride #contourdesyeux #peptide

SoYumi testeuse
SoYumi testeuse
Open In TikTok:
Region: FR
Saturday 04 July 2026 11:27:37 GMT
355
3
1
0

Music

Download

Comments

une_bretonne_heureuse
une_bretonne_heureuse :
je l'adore 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
2026-07-04 11:59:58
0
To see more videos from user @soyumi715, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Noloshu mar walba ma aha meel lagu nasto, mana aha jid siman oo ubax lagu goglay. Waa safar leh farxad iyo murugo, guul iyo guuldarro, jacayl iyo kala-tag. Qof kasta oo nool wuxuu mar uun la kulmaa waqti adag oo qalbiga daaliya. Laakiin waxa qofka lagu qiimeeyo ma aha inta dhib ee haysata, ee waa sida uu ugu adkaysto. “Laxamayso nolosha ama sida laxaha luud” waa eray xanbaarsan digniin iyo dhiirigelin isku jirta. Laxaha marka la luudayo meel kasta ayay u kala cararaan, codkooda iyo cabashadooduna waxba ma beddelaan. Sidaas oo kale qofka nolosha ka quusta, ee dhibaato kasta la jabaa, wuxuu isu dhiibaa duruufaha isaga oo aan dagaallamin. Noloshu waxay rabtaa geesinimo. Waxay rabtaa qof markuu dhaco haddana istaaga. Mararka qaar waxaad dareemaysaa cidlo, waxaad waayi kartaa qof aad qalbiga saaratay, waxaad la kulmi kartaa saboolnimo ama niyad jab. Laakiin haddii aad qalbigaaga daciifiso oo aad isku dhiibto murugada, waxaad noqonaysaa qof ay duruufuhu kaxeeyaan. Qofka adag ma aha kan aan ooyin, balse waa kan ilmada ka dib haddana dhoola-caddeeya. Waa kan dhaawaca qalbiga qariya si uu rajo cusub u abuuro. Waa kan aan dadka tusin jabkiisa inkastoo gudaha uu ka gubanayo. Mararka qaar noloshu waxay kuu timaadaa si adag si ay kuu barato xoog aad adigu naftaada ka qarinaysay. Dhibaatadu qofka way jebin kartaa, laakiin sidoo kale way dhisi kartaa. Waxay kuu noqon kartaa cashar kaa dhiga qof ka bisil kii shalay. Ha noqon qof cabasho keliya yaqaan. Ha noqon qof duruuftu jiidato sida laxaha la luudayo. Noqo qof leh go’aan, samir iyo himilo. Xitaa haddii aad kali tahay, sii soco. Xitaa haddii dadka qaar kaa tagaan, ha is-dhimmin. Maalin walba oo cusub waa fursad kale oo aad naftaada dib ugu dhisi karto. Ugu dambayn, noloshu cidna uma naxariisato, laakiin waxay u jilcataa qofka aan quusan. Marka adkee qalbigaaga, kor u qaad rajadaada, hana u oggolaan murugada inay kaa dhigto qof is dhiiba. Noolow adigoo sharaf leh, adigoo adkaysi leh, kana fog inaad noqoto qof dabayshu meel walba u waddo sida laxaha luudka lagu hayo.#QalbiJab #murugo #xasuus #alpha #somalilandtiktok💚🤍❤

About