@rawr.uou: Dorito 🔻 build 👻#emoboy #fluffyhair #hellokitty #hiplet #vline

rawr
rawr
Open In TikTok:
Region: US
Wednesday 15 July 2026 16:54:44 GMT
19783
5652
298
379

Music

Download

Comments

expiredyounglove
𝔙𝔦𝔳𝔦𝔢𝔫𝔫𝔢 :
I’m new here is this normal?
2026-07-15 17:24:32
17
spam_fam.67
🕸🕷 :
should I download Twitter?
2026-07-15 17:00:25
5
selahlynn_
selahlynn :
doritos are my favorite
2026-07-15 16:59:16
4
.lilly39
:) :
Literally body tea
2026-07-15 17:13:36
1
zhully10
“Zhully” :
The guy I be with in my dream before I wake up
2026-07-15 16:59:40
10
mmkristeyn.sns
𝑀𝐴𝐶𝑀𝑘𝑟𝑖𝑠 :
2026-07-15 17:47:36
0
shariod10386547
andre🖤 :
2026-07-15 17:42:59
2
To see more videos from user @rawr.uou, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Sideed u baran kartaa xirfadda muuqaal samaynta. (Video Editing) Hordhac.  Xirfadda muuqaal samayntu (Video Editing) waa xirfad ka mid ah, xirfadaha ugu mudan waqtigan aynu joogno waxa ay ka mid tahay xirfadaha laga sameeyo dhaqaale aad Noloshaada ku maarayn karto. Haddaba sideed u baran kartaa xirfaddaas aadka u mihiim ka ah?  Horta xirfaddani waxa ay ka kooban tahay dhawr qaybood oo la isku geeyay. 1.  Muuqaal. 2. Cod. 3. Qoraal  Intaas haddii aad hayso waxa aad samayn kartaa muuqaaal qurux badan oo indhaha dadka soo jiita. Haddaba si aad u barato xirfaddan maxaaad u baahan tahay. 1. Laptop/Mobile. iyo Softwer. Waxa jira softwers badan oo lagu sameeyo oo loogu talo galay muuqaal samaynta.   Waxa ka mida. 1. Capcut. 2. Adobe premier pro. 3. Final cut pro. 4. Davinci.  Dhammaantood waxa aad ku soo saari kartaa muuqaal qurux badan oo aad adigu leedahay ama aad shaqo ahaan u qabanayso oo aad cid kale ugu shaqaynayso. Haddaba waa ay kala fudud yihiin waxa aan kugu la talin lahaa in aad horta ku bilowdo capcut haddii aad tahay qof hadda bilaabaya. Waayo waa uu ka sahlan yahay. qaabka uu yahay (interface-ku) waxa dhici karta kuwa kale in xoogaa aad ku wareerto. Haddaba si aad u barato xirfaddan waxaad u baahan tahay in aad qaado afar tallaabo. 1. Dooro softwer. In aad softwer doorataa waxa ay kaa caawinasaa in ayna kugu dhicin khal-khal ah qaabka muuqaalada loo habeeyo. 2. Raadso macallin wanaagsan oo aad ka baran karto softwer-ka aad dooratay. Raadso macallin si wanaagsan u sharraxa softwerka aad dooratay, ama iibso course ama bilaasha ku hel. Waxana aad ka helaysaa youtube-ka muuqaalo badan oo lagu sharraxayo softwer-ka aad dooratay luuqad kastana waad ku helaysaa. Soomaali English iyo Carabi. 3. Samee practice badan mar kasta oo aad samayso practice faro badan waxa aad samaynaysaa kor u kac ah dhinaca xirfadaada ah. Haka ka baqan in aanad wax qurux badan soo saarayn samee uun, waad iska gaadhi waqtigaas. Midna ogow maalinba maalinta ka danbaysa muuqaalkaagu waa uu sii qurux badanayaa.  4. Joogtee: wax kasta oo la joogtee waa uu qurux bataa haddii aad doonayso in aad video editing-ka meel ka gaadho joogtee isku day in aad maalin kasta muuqaal samayso, mihiimadu waa in uu yahay muuqaalkaasi mid aad cid kale la wadaagayso ee waa mid aad adigu Naftaada ku dhiirrigalanaso.  Farriinta ugu danbaysa wax kasta oo aynu rabno waa aynu samayn karnaa waxa qudha ee uu innaga waxaasi waa in aynu u horno waqtigeenna ku dhiiranno in aynu wax qurux badan soo saarno ma jiro qof wax uu yaqaan ku dhashay waa wax uu ku dadaalay wax kastaana oo aad ku dadaashayna waad helaysaa. Isku kalsoonow oo hadda bilow safarkaaga muuqaal samaynta.

About