@f3.r805: #مجرد_ذووق 🎶 #ذوقي_للناس_الرايقه #اعادة نشر 🔁# #عباراتكم_الفخمه📌

سفير الأمـــل
سفير الأمـــل
Open In TikTok:
Region: SA
Thursday 16 July 2026 19:47:39 GMT
452
25
4
30

Music

Download

Comments

user7626137723225
عٌمًأّر بًنِ يِّأّسِـر :
عٌلَى أّلَجّـمًيِّعٌ أّلَلَهّـمً صّـلَيِّ وٌسِـلَمً عٌلَى سِـيِّدٍنِأّمًحًمًدٍ 🌺
2026-07-17 02:06:54
0
user5985951717812
ـ𓆪ح̶ـٰۛ𝄒⃟∶𓇟🩺ـم̶ـد̶ُ𓆩 :
استمر ولو افكادو شريك معك😂
2026-07-16 21:27:09
0
the.duff1
جازع طريق :
اللهم صل وسلم عليك يا رسول الله
2026-07-16 22:44:40
0
008rmmm
أسير الضلام :
🥰🥰🥰
2026-07-16 21:24:37
0
To see more videos from user @f3.r805, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

haddana aan doonayo inaan wax badan kaa ogaado.” Anigoo qoslaya ayaan iri: “Aniguna waxaan dareemayaa inaan qof sannado yaqaan kula hadlayo.” Saacadihii ayaa is daba maray. Waxaan sheekaysanaynay ilaa saqdii dhexe. Markii uu damcay inuu telefoonka dhigo ayuu yiri: “Hal ballan ii samee.” “Waa maxay?” “In kasta oo shaqadaadu dhammaato, oo aad magaaladaada ku noqoto… ha joojin inaad ila hadasho.” Waxaan ugu jawaabay anigoon laba labayn. “Ballan.” Wuxuu si deggan u yiri: Mahadsanid, Rahma.” Habeenkaas markii aan telefoonkii dhigay, waxaan eegay cirka. Dayaxu wuxuu ahaa mid ifaya. Waxaan qalbigayga ka dareemay dareen cusub. Ma ahayn jacayl aan qirtay… Laakiin wuxuu ahaa dareen aanan mar dambe inkiri karin. Waxaan is iri: “Waxaa laga yaabaa in safarkii aan shaqada ugu imid Hargeysa uu noqday safarkii beddelay noloshayda oo dhan.” Waxaa laga joogay ku dhawaad saddex toddobaad markii aan dib ugu laabtay magaaladaydii. Aniga iyo Abdifitaax maalin keliya isma seegin. Mar kasta oo shaqo naga dhammaato, telefoon baa na mideyn jiray. Mararka qaarkood saacad ayaannu wada hadli jirnay, mararka qaarna habeenkii oo dhan. Waxaase yaab noqotay in aan weli midkeenna afka ka odhan erayga “waan ku jeclahay.” Dareenka ayaa jiray… Laakiin erayadu weli ma dhalan. Maalin galab ah ayaan shaqadaydii ku mashquulsanaa, markii uu telefoonkaygii soo dhacay. Wuxuu ahaa Abdifitaax. Markii aan qabtay ayaan iri: “Haa, ina abti.” Wuu qoslay. “Rahma, codkaaga ayaan maanta u baahnaa.” “Maxaa dhacay?” “Waxaan rabaa inaan war kuu sheego.” “Waan ku dhagaysanayaa.” Waxaa yara aamusay, dabadeed wuxuu yiri: “Safarkaygii Canada dib baa loo dhigay.” Waxaan dareemay farxad aanan qarin karin. “Run miyaa?” “Haa.” “Alxamdulillaah.” Wuu qoslay. “Rahma…” “Haa.” “Farxadda codkaaga waan maqlayaa.” Anigoo xishoonaya ayaan iri: “Qof muhiim kuu ah marka uu kuu sheego inuu sii joogi doono, waa wax lagu farxo.” Eraygaas markii aan iri, ayaan aamusay. Waxaan garwaaqsaday inaan qalbigayga si kama’ ah u muujiyey. Isaguna wuu aamusay. Kadib wuxuu yiri: “Rahma… waxaan moodayay inaan kaligay sidaas dareemayo.” Wax yar ayaan qoslay. “Waxaan u malaynayaa inaan labadeenuba isku xaalad nahay.” Habeenkaas ayaan telefoonka wada hadalnay ilaa habeen barkii. Intii aan sheekaysanaynay ayuu yiri: “Waxaan rabaa inaan mar kale ku arko.” “Xaggee?” “Hargeysa.” “Laakiin shaqo iima taallo.” “Markan shaqo uma baahnid.” “Markaa?” “Marti ayaad ii tahay.” Waxaan ka fikiray dhowr ilbiriqsi. Ugu dambayn waxaan iri: “Haddii Ilaahay idmo… waan iman doonaa.” Codkiisa waxaa ka muuqatay farxad. “Waan ku sugayaa.” ⸻ Toddobaad ka dib… Waxaan mar kale saarnaa baska Hargeysa u socda. Laakiin safarkani wuu ka duwanaa kii hore. Markii hore waxaan u socday shaqo… Maantase waxaan u socday qof. Intii basku jidka ku jiray, qalbigaygu si degdeg ah ayuu u garaacayay. Waxaan is weydiinayay: “Miyuu weli sidii hore ii soo dhoweyn doonaa?” “Mise waxbaa is beddelay?” Markii baskii istaagay ee aan ka degay, ayaan indhaha dadka dhex wareejiyey. Daqiiqado yar ka dib… Waxaan meel fog ka arkay isagoo taagan. Isla dhoolla-caddayntii aan ku bartay ayaa wajigiisa ka muuqatay. Aniguna si aanan ula kac ahayn ayaan u dhoolla-caddeeyey. Wuxuu dhinacayga u soo socday. Markii uu ii soo dhowaaday ayuu yiri: “Ku soo dhowow mar kale… Rahma.” Waxaan iri: “Waad mahadsan tahay.” Laakiin intuusan hadal kale oran… Gabar si degdeg ah u timid ayaa gacantiisa qabatay iyadoo leh: “Abdifitaax… ugu dambayn waan ku helay!” Rahma ayaa halkii ku istaagtay. Dhoolla-caddayntii wajigeeda ka muuqatay waxay isu beddeshay yaab. Qalbigeeduna wuxuu bilaabay inuu is weydiiyo hal su’aal oo keliy, Gabadhan waa tuma?”

About