@kadar.apdirahman: Repost 🔄 #fypシ #somali #allah

Brezy 🎒
Brezy 🎒
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 18 July 2026 01:29:49 GMT
45122
9883
90
478

Music

Download

Comments

n1sk12x60fps
❌ :
Scw dad waxaa jiro salaad aan tukanin hadey Salaada kugu adag tahay ilaahey Bari oo dheh ilaahayoow salaadaada wey igu adag tahay oo wax walbo oo qalbigaaga ku jiro u sheeg oo gacmaha u hoorso ilaahey waa qafuururaxiim wuuna naxriis badan yhy Salaada waa muhiim hadii aad Salaada tukatid nolashaada aduun iyo mida aaqiro wey hagaageysaa
2026-07-18 13:06:00
268
shardhah
shardha Queen :
salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
2026-10-09 22:07:14
0
cusmaan.abuubakar8
cusmaan ١٤٤٨ :
Waan ogahY anigoo weli xariir sameenin meel ayaa Ka aqriyay
2026-09-09 16:54:17
7
ismahaan.daahir05
miss jaan👑🌹 :
Maya wali sbbto aha daacadnimo ma jirto imika 😭😭😭
2026-07-18 19:33:10
21
ina_muqtar7
kol kooliso 🫂💓♥️ :
waa xaqiiq aniga arkay bestay la ahay
2026-07-18 11:28:50
20
italian.star10
𝒀𝒊𝒍𝒅𝒊𝒛🧢 :
Haa wlhi wa run jaceyl wa guurka kadib bes 🥀
2026-07-18 12:23:29
11
itsmeaisha80
Elora🦢🪽 :
Wliba si cad ban u xaqiqsaday 🥀
2026-08-02 00:19:34
2
awo4908
:)حورالعين :
Haa taas ano awalba oga imikana way ii cadaaty
2026-07-18 12:48:10
13
saprinjanoh3
saprein🩷. :
xirir io jacayll io isdaba socod lama rabe ugu yaran guur xalal ah
2026-07-20 20:24:42
3
habi.cali55
habi Cali :
scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
2026-09-23 20:12:17
0
naagnool752
Zeinu🇨🇭 :
Haa الحمدلله wxa la ijeclade sida aan rabay si ksi qurux bdn anna wxn ka dhigte rafiqeyga rumaad Ila aaqiro isaga o kliya
2026-07-30 21:51:41
14
munishauserxaadi1
munisha :
Scw
2026-08-21 00:10:51
1
zacck47
cSirrrrrr🇪🇸 :
yeppp
2026-07-27 21:01:28
2
mizki059
🪽 :
only dadka hore wyeh 🥰
2026-07-21 03:12:48
2
nafyarl8
Qlideydii an jeclaa 👸🏻🙈🖤 :
haa dabcan alhamdulilah yaa rabbi 🤲 ♥️anigu guur arag ayan 💯 aminzanhey guurka jeceylka kdib
2026-08-06 08:40:20
5
scwscwscw183
🇰🇪(𝐑𝐚𝐡𝐦𝐚🎀) :
scw
2026-07-18 12:11:58
5
kaaba383
@itsari🌻 :
Haa wolhi waan ogaadey walipa in badan
2026-07-18 18:24:10
5
supermaria080
Super mariam :
Scw scw scw
2026-07-25 20:39:14
1
tiktok.comaari1
zam zam :
salaada igu adage ilahay ii barya iso duceeya yacnii inuu macaaneyo oo aanan ka tagin
2026-09-18 17:19:39
1
fatimasaid919
BAͥYDͣAͫN🧕🏾❤️‍🔥🕊 :
haa alxm🥰💔
2026-07-18 15:57:42
1
amun_4l
𝗔͢𝗠𝗨𝗨𝗡͜͢٭🐎 :
Haaaa
2026-07-18 17:36:45
2
samiilaqurux1
🫧 :
Haa😶
2026-07-18 12:32:40
2
aasiyo.xasan79
asmma :
scw scw scw scw
2026-11-04 13:59:32
1
qala.boy
Qala_Boy :
صلي الله عليه وسلم ♥️
2026-11-04 13:38:54
0
nasra.ismail4
💎 𝐍𝐚𝐬𝐫𝐚 :
wali ma oganin lkn inta qiso jeceyl dhagaysanaye tasa u badneyd!
2026-07-30 14:55:42
0
To see more videos from user @kadar.apdirahman, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About