@hyunlix2620: I always miss the past of hyunlix❤️‍🩹#hyunlix #hyunjin #felix #hyunlixmoment #straykids

☆Jinie Lixie☆
☆Jinie Lixie☆
Open In TikTok:
Region: KH
Tuesday 28 July 2026 11:23:29 GMT
3315
473
4
12

Music

Download

Comments

yonbokkie8
sunshine𝄒🐣 :
hyunlix
2026-07-28 11:27:19
6
user3261980243611
Angel :
2026-07-28 11:27:01
4
To see more videos from user @hyunlix2620, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Daroor Waa Hoygeenna iyo Degaankena  – Nabadda Aan Ilaashanno Dagmada Daroor waa deegaan ay Alle ku wada beeray laba beelood oo walaalo ah, Yoonis iyo Isaxaaq. Qarniyo badan ayay dhulkan wada degganaayeen, waxayna wadaageen derisnimo, xoolo-dhaqasho, ganacsi, guur iyo xidhiidh qoys oo aan la kala saari karin. Taasi waa hanti ka weyn wax kasta oo khilaaf keeni kara. Haddii maanta muran ama is-afgaranwaa yimaaddo, waa in la xusuustaa in aanay jirin cid meel kale u guuraysa. Alle ayaa halkan innagu wada beeray, waana halkan aynu carruurteena ku korinayno, mustaqbalkoodana ku dhisayno. Sidaa darteed, colaaddu ma dhalinayso guul, balse waxay dhalisaa murugo, baroor iyo kala fogaansho. Wax kasta oo dhaca, ugu dambayn waxaa lagu soo afjaraa heshiis iyo wada-hadal. Haddaba maxaa loo sugayaa in dhiig daato ama wiilal da'yar ay nafahooda ku waayaan? Inta aan caawa iyo berri wiilal kale naga dhiman, aan albaabka u furno nabadda, is-afgaradka iyo xallinta khilaafaadka. Waxaan ugu baaqayaa waxgaradka, culimada, odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka inay u istaagaan daminta xiisadda, kana shaqeeyaan sidii loo adkayn lahaa walaaltinimada. Eray wanaagsan iyo talo wanaagsan ayaa ka qiimo badan rasaas iyo colaado. Yoonis iyo Isaxaaq waa walaalo. Waxa idin mideeya ayaa ka badan waxa idin kala qaybin kara. Cadowga ugu weyn waa nacaybka iyo colaadda, halka guusha dhabta ahi tahay nabad, is-ixtiraam iyo wada noolaansho. Aan wada xusuusanno in nabaddu tahay saldhigga horumarka. Daroor waxay u baahan tahay amni, waxbarasho, adeegyo iyo horumar, ee uma baahna colaad iyo kala shaki. Ugu dambayn, waxaan ku baaqayaa in khilaaf kasta lagu dhammeeyo wada-hadal, dulqaad iyo is-cafin. Ilaahay ha dejiyo xaaladda, hana adkeeyo walaaltinimada dadka reer Daroor. Nabadda ayaa guul ah, heshiiskuna waa sharaf.

About