Waliba markaad case orthopedic ah ku jirto oo 5 hours soconaya walibana aad xidhantahay protection jacket ka xray ga culayska badan 😭😭 shalay cagaha xita waa ku taagnan wayay waa i garireen daal dartii
2026-08-07 09:39:47
32
Najmaaay ⭐ 💓❤️ :
Caar ikenaaaaa lab mise midwife ooo sidhan wax u is scrub gareniiii karaaan [Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-09-19 06:14:08
0
Meemo🎀 :
Waliba markaa case orthopaedic ah ku jirto protection jacket xirantahay😭
2026-08-08 06:37:25
3
mouztapha 15 :
wllhi aniga mararka qaar anoo gacanta ka shaqeynaa gaardis ku daraa dhanka lugaha daalka saan u baabi'iyo
2026-08-06 11:15:41
5
Maaaaxi Ⓜ️ :
ma scrup qudha mise waa sergoun ka xita 😁
2026-09-18 19:03:45
1
عبدالله🧑⚕️🩺 :
Dr guuleyso
2026-08-05 18:56:44
2
🌴MANDELLA🥼🩺🌳📿 :
ileen dhibka waa la isla arkay ani bisaa ismoodi jiray😂
2026-09-05 11:01:41
0
fathxa ❤️ :
scrub nurse shaqo adag bay hayan wllhi
2026-09-18 18:18:31
1
Baariyow 😇🩻 :
kaligey ayaan is Mooday in aan saan ahay team scrub dhan waxa kaliya nagula aqoonsado waaye 😁😁🥰😫😫
2026-08-06 14:06:52
1
my shaillaaaa 💜🩷 :
hhhhhh waa dhiban nahy 😂
2026-08-07 07:50:28
0
Khadriita🥰 :
Jakadas ayadaba qof bini aadan ka cules badan 😂😂
2026-08-07 09:45:05
0
faati💞❣ :
exactly wlhi wa dhip
2026-08-05 08:52:58
1
S🎀 :
Weliba marka gashid case 1 hr ka badan soconayo😭
2026-08-10 18:34:31
0
King Julien_10 :
kursi mku kenaaa 🔥😳
2026-08-05 12:01:27
0
dheg dheer🔥 :
ax lugo xanuun
2026-08-13 19:38:42
0
umu xafsa :
💙💙💙
2026-08-05 10:03:27
1
Dr Mahad :
😂😂😂
2026-08-05 10:29:50
1
bageratd mataan cabadule :
💋💋💋
2026-08-05 07:38:10
1
hogamiyaha dhalinta🇸🇴 :
Hami dheer ayaan leeyahay, riyooyin waaweyn ayaan qalbigayga ku sidaa, inkastoo duruufuhu mararka qaar i daaliyaa
Qof kasta oo fariintan arkaya, walaal, hal duco ayaan kaa codsanayaa:
2026-09-20 08:16:19
0
To see more videos from user @abwanada94, please go to the Tikwm
homepage.