@laurenlaysitout: #m3superbrandday #tiktokshopsummersale #bodycare #acnetreatment #summervibes @M3 Naturals

✨Lauren | Holistic Biohacker💫
✨Lauren | Holistic Biohacker💫
Open In TikTok:
Region: US
Friday 07 August 2026 17:00:00 GMT
66
2
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @laurenlaysitout, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Heestan oo aan Video Official aheyn balse sawiro kaliya ku sameeyeen bahda Deeyoo0 Musik iney 11 milyan iyo dheeraad hesho waxaa sababay dhowr arin oo is biirsaday.  1- labada fanaan ee isla qaadeysa Hodan iyo Abdifatah oo aaminsanahey iney yihiin labada ugu fiican turukada badan ama ugu sareeya sida loo xarago heeso, waa qaabka loo qurxiyo heesta, waa sida kubadda cagta oo xiddigaha ciyaara qaar iska ciyaaraan xoog iyo orod, qaarna ku xaragoodaan kubadda sida Cryff, Zidane, Ronaldinho iyo Messi, intaas waa isla fahanay sax, Hodan & Abdifatah waa farshaxanada iyo qaaberyaasha codka.  2- Laxanka heesta waa Ustaad, Legend, Fanaan Maxamed Suleymaan Tubeec AUN, waxey heestan noqotey tii ugu danbeysay uu laxameeyo geeridiisi kahor iyo dhaxal faneedkiisii ugu danbeeyay, Tubeec uma baahna ka sheekeyn gaar marba haddii loogu cimaamaday boqorka codka.  3- Waa heestii ugu danbeysay oo Legend Abdifatah Yare qaado inta uu fanka ka fariisan, waxaana cajiib ah inuu isaga tagay fanka isagoo cirkaa maraya oo la wada jecel yahay, 13 sano kadibna weli kusoo laaban sida fanaaniinta qaar sameeyeen, wiil dhalinyaro ah oo go'aan adag.  4- Waa musigii ugu danbeeyay ee uu Ustaad Axmed Saalax tumay ama sameeyay, runtiina Axmed oo ah wiilka Fanaankii weynaa Axmed Saalax AUN wuxuu ahaa dayax u iftiimaya fanka.  5- Tan ugu danbeysana waa in heestan kusoo bixin video, 9 milyan oo kamid ah 11ka milyan waxaa la daawaday lixdii sano ee ugu danbeysay, waxeyna kamid noqoneysaa heesaha aan duugoobin lagana xiiso dhicin abid. Ma hilmaami karo juhdiga uu geliyay saaxibkey marna abwaankeyga Abdihakin Ali Abdukarin oo leh miraha ama ereyada heestan cajiibka ah.  Aniga xataa aan isku daree waa ii sharaf iyo farxad inaan qeyb kasoo qaatey fanka lana soo shaqeeyay labadan fanaan iyo fanaaniin kaloo badan maanta caan ah is kala soo bilownay heestoodii ugu horeysay, badankoodna maanta nahay saaxiibo  (Mohamed A Deeyoo✍️) #somalimusictotheworld #muqdishotiktok🇸🇴🇸🇴❤ #hargeysa_somaliland #somalitiktok12 #foryoupage

About