@sabirabdirizak: Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo AI Video tayo sare leh, muuqaalkan ha dhaafin. Waxaan ku tusayaa hab fudud oo aad ku abuuri karto muuqaallo soo jiidasho leh, adigoon u baahnayn xirfado adag ama qalab qaali ah. #AI #AIVideo #ArtificialIntelligence #LearnAI #AITools

Sabir Abdirzak
Sabir Abdirzak
Open In TikTok:
Region: KE
Thursday 06 August 2026 10:43:36 GMT
145739
7648
109
1805

Music

Download

Comments

fatumoonlinenatural
FADUMO فاطمه Online Jigjiga🛍️ :
Wa sameyey lkn Inu Afsomali igu ku hadlo Wu diday
2026-08-07 08:09:12
9
inaaxmed410
ina axmed :
waan samen kara lkn cajis leh ahy wllhy😭😂
2026-08-07 07:53:09
62
dumarland073
ههههههههههههه :
Appka videoga lagu samanayo magaci 😳
2026-08-07 09:23:49
5
dhamaystiran558
Dhamays Tiran 🦋 :
Video laso doranayo wa kusiideya wllo nafahansii plz marka hore miya video laso samaynaya sidese lo samaysanaya video ga
2026-08-06 16:53:15
1
misheey.bbe
Aمiiنa❤️🫶 :
Promt Maxa Waxad kahadli rabto miyah
2026-08-06 22:46:07
1
baapan.mohamed
Baapan Mohamed :
wuu ididay oo sas ayuu leyahay
2026-08-07 07:36:48
0
abdifetahalpha3
ABDIFETAH~Alpha5🤴🇸🇱 :
walal aan wax badan kabarty thanks wll lkn sxb marka Google lagu samynayo EE an flow Ai dhoho ama labs Google wuxuu idhahaya wadankaaga looma samyn maalmmo kohorna muuqaalo kusamystay.
2026-08-06 10:57:55
0
tel0615649035
shaqaalaha restaurant :
sxb thanks
2026-08-06 15:07:16
0
janoyarr2
Janoyarr🌷🩷🦢 :
Isla qoralka le bu iso celiyaya 😂😭
2026-08-07 07:40:58
1
bellath105
Jerry 🐭🇺🇸 :
had wan cajissnahzy hadhwo iso xasuusiya😭😂
2026-08-07 12:56:45
5
nashad840
✅️Nashad📚✍️ :
Apwe sidee loo isticmaalaa Runway Ai
2026-08-07 07:12:20
1
jdplix
.-. :
Video iguma jiro
2026-08-20 06:15:04
0
saidaden
Said Aden🎗 :
tnks sxb shaqo wcn
2026-08-06 10:52:06
0
.a.a.aa.a.a.a.a.a.a.a
mohan's wifa🦋🏵️💖 :
wanka faaiday mahadsaidlkn 10s ma dhafayo muqalkee side lo dhereya
2026-08-07 12:30:42
1
mareeye6280
mareeye💯🇸🇴🇩🇪 :
sidee codka loo saraa markaa😂
2026-08-17 18:31:56
0
goonisocod006
ubah 💐❤️ :
lkn wuudiidy kuwo kle inaa ka sAmeeyo oo free ah
2026-08-06 16:11:58
0
mohasiciidcabdiqaadir777
محمد زعيد عبدالقادر :
see udheereyaa sxp
2026-08-06 15:15:01
0
tel0615649035
shaqaalaha restaurant :
anoo school tagey ayaa iga dhiigty AI EXPERTS
2026-08-06 15:07:52
4
yuhannado3
maclinka :
wuudiidayza
2026-08-14 05:09:41
0
iishaa.dool
iishaa dool :
aboowe fudiyow imashaqeyo
2026-10-07 16:11:02
0
somow251
🏴‍☠️SOMOW🇦🇿 :
video sanmaxawaye
2026-11-02 04:47:48
0
kingmohan140
🤴❤️‍🩹 :
lkin hada gabi ahanba waala mamnucy gemini video
2026-08-14 21:48:58
0
nasteexocabdiaxmad
shax shaxleyyy 😍❤️💐👸🏻 :
wll ifahamnsii create video ima furnk☺️
2026-09-04 15:33:09
0
ahmed232302
Ahmed2323 :
Isoo wac
2026-08-17 03:38:15
0
maskincaaw
naga kala daa🤔 :
sxb ebar
2026-08-06 12:57:16
0
To see more videos from user @sabirabdirizak, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About