@mattamyhomes: Bedroom GOALS 😍😍 #bedroom #dreamhouse #houseinspo #housegoals #bedroominspo Bedroom, dream homes, interior design, design, inspo

Mattamy Homes Canada
Mattamy Homes Canada
Open In TikTok:
Region: CA
Thursday 06 August 2026 17:48:22 GMT
848
13
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @mattamyhomes, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Madaxweynihii Somalia Maxamed Siyaad Barre, ayaa sannadkii 1974 Muqdisho ku martigeliyay shirkii madaxda Afrika ee Ururka Midnimada Afrika (OAU). Ku dhowaad dhammaan madaxda dowladaha Afrika ayaa shirka ka qaybgalay. Sawirkan, luuqadda jirka ayaa muujinaysa in madaxweynihii geeriyooday ee Senegal, Léopold Senghor, uu u muuqdo inuu dhexdhexaadinayo Boqor Haile Selassie iyo Madaxweyne Siyaad Barre. Haile Selassie xilligaas wuxuu dareemayay daal iyo tabar-darro, taas oo la xiriirtay kacdoonnadii ka socday dalkiisa, kuwaas oo salka ku hayay macaluul iyo sharci-darro. Addis Ababa waxaa waddooyinka ka socday mudaharaadyo ay dhigayaan arday leh fikrado shuuci ah, waxaana sidoo kale jiray gadood militari, iyadoo qaar ka mid ah ciidamada ay si qarsoodi ah u muujinayeen inay weli daacad u yihiin Haile Selassie. Dhanka kale, Siyaad Barre wuxuu xilligaas marayay heerkii ugu sarreeyay ee awooddiisa, isagoo haystay hub iyo saanad militari oo Midowgii Soofiyeeti laga keenay. Siyaad Barre wuxuu muuqaal ahaan muujinayaa inuusan ku qanacsanayn hadalka Senghor, isagoo u muuqda inuu aaminsan yahay in Senghor uu garab siinayo doodda Haile Selassie. Senghor waxaa muuqata inuu labada dhinac u sharxayay qodobbada Axdiga OAU ee qeexaya in xuduudihii gumeysiga la ilaaliyo, sidii ay ahaayeen markii dal Afrikaan ah loo aqoonsaday inuu yahay dal madax-bannaan. Mudane Senghor wuxuu gacmihiisa ku muujinayay isla markaana sharxayay arrimaha la xiriira xuduudaha. Waxay u muuqataa in Siyaad Barre uu xilligaas maskaxdiisa ka fikirayay islamarkaana uusan la dhacsanayn qodabada uu ka hadlayay Senghor ee ilaalinta xuduudihii gumaystuhu xadeeyay. Sawirka: Bidix ilaa midig: Madaxweynaha Senegal, Léopold Senghor; Boqor Haile Selassie; iyo Madaxweyne Siyaad Barre.

About