Ane waan digtoonahay Amardiido ma aqaan Ciidan daacadanahay Xoogii Dalkaan ahay koman toska gor gor io dib u laban ahy 🇸🇴🫡
2026-08-12 09:39:59
9
> :
dhiga🇸🇴
2026-08-15 04:35:03
4
janno🦋 :
allow wiilashin nu xifadi wa dhaafi wye wllhi muqalakan😭✊🏻
2026-08-14 07:38:04
0
layla bulugey :
❤️❤️❤️
2026-09-12 23:42:24
1
kazaaza :
gumandos gor gor dib ulaaban ahay🫡👮♂️👮♂️
2026-08-10 09:27:33
6
🪖🦅 :
ciidanka xoga dalka waa daacad lkn nin qabiil lagu keenay ayaa loo dhiibaa sharci wax ka aqoon wax kastoo ahaato
dalkeena daacad aan ugu shaqayno dhaartii aan marnay aan ka dhabayno sxbyl 🤝
2026-08-09 21:58:47
9
Zayd=$=🇩🇪🤍 :
wallhi xadaa ikacday 😭💙🇸🇴
2026-08-10 19:47:15
5
War Badan😭😂🤌🏽 :
ana wa digtonhy amardiido ma aqn😭🫶🏿🫡
2026-08-09 19:30:57
5
kama cabdow :
2010 ilaaa hada ciidan lee tababar loosooxirey lee lagu hayaaa xaalka waa allow sahal walee waa yaab dalkaan udhiman maanyo ee waa unoolaan hdu alle idmo
2026-08-11 17:16:49
2
Naruuro💃🌸 :
Ane waan digtoonahay Gor Gor🦅
2026-08-11 10:13:05
2
queen :
guul iyo gobmnimo
2026-08-14 12:50:13
2
EFSANE :
İnsanlara saygı duyun lütfen hem askerlik görevini hemde eğlenmeyi hak ediyorlar
2026-09-15 11:31:02
2
Nazia Designer :
xukumada xasan sheikh allah iga mahadciliny Alx guul dalkyga🙏
2026-08-16 12:57:36
2
NajmA🇸🇧🔟 :
Masha allah allaha idin amansado mel walbo tagtan ❤️
2026-08-17 21:38:07
2
talada rabi udaa ☝️ :
ana waan digtoonahay daafaca dalkiina marna gaabis hakanoqonina kuuwii guulo badan soohoyo allaha idinka dhigo
2026-08-11 06:34:12
1
To see more videos from user @abdiomar08, please go to the Tikwm
homepage.