walagu haleyey hoyo aney igu socoto waxan lasocda asxab an wax qima aqon o mararka qarkod ibahdila sase thy mar walba wa cadi le.💔
2026-08-18 20:54:36
32
👤🇩🇯 :
Manta waxaan jira 21 sano; shan sano ayaa laga joogaa marki ayy hooyoday geeriyotay. Dadka dhaha "hooyoday wa qof dhib badan" ama aan weligood u shegin iney jecel yihiin: waxaan doonaya inaan idin sheego in maalinta ay idinka tagto, aad isku arki doontaan idinkoo Ku ooyaya musqudha, ama sarirta jiifa oo la hadlaya, kuna haminaya inay Ku timaado oo ay Ku aragto. Dhammaan kuwa weli hooyo leh dhalinyaro Hooyooyinkiin ka Duco qata inta aysan dunida ka tegin
2026-08-19 01:57:56
80
Islamic chanel🍂 :
hooyo mcn allah janada kawarabiyo
2026-08-18 17:46:40
47
NımcO🩷 :
Wllshey hadey codkaa qaadan lahayd maanta ma waayen😭😭😭😭😭
2026-08-20 20:35:19
10
M BRICE 🍸🤍 :
Mararka qaar waxaan jeclaan lahaa inaan hal mar oo keliya maqlo codka hooyo oo i leh: “Wiilkaygiiyow, waan kula joogaa😮💨💔
2026-08-18 20:48:23
10
𝐂υ𝓜ᵒ尺ᵒω😫 ☟ 🇨🇭 💦 :
inta hooyadooda dhimatay allah u naxariisto 🤲🏻🥹
2026-08-18 17:31:45
32
. :
waa runta hooyo waa lay hagraday ina tago raba hooyaday ubaqaya maxan sameyaa🥺
2026-08-19 06:32:23
6
Cutiya cago yar👑❤️ :
hooyo wadan iyo dowlad tona ma haysano 🥺
2026-08-20 11:04:26
4
F9_😈💸🇸🇪 :
Koos JaamaC DhunkaaL alle cimriga haku barakeyO hooyO. ❤️
2026-08-18 19:59:29
10
QAYS🇬🇧 :
Hooyo mcn waad mahad santhy alle cimriga haku dheereyo