@jamila.mahad3: 6 maalmood ayaan isticmaalayay Arenicia Vitamin C Booster Shot Waa early review, laakiin ilaa hadda aad ayaan uga helay! ✨ Skincare routine-kayga wuxuu noqday mid aan aad ugu raaxeysto, waxaana jeclahay inaan arko sida uu skin gayga ula qabsado marka aan sii isticmaalo. 🥹 Ma dhihi karo wax walba 6 maalmood kadib because skincare takes time but so far, so good! 💛 This is only the beginning… 👀 @Arencia UK #V#VitaminCBooster#BeautyUGCUUGCCreator #vitaminC#SkincareReview

Jamila_Digital
Jamila_Digital
Open In TikTok:
Region: GB
Thursday 20 August 2026 11:04:41 GMT
56055
237
2
91

Music

Download

Comments

xamduush006
xamduush006 :
Halkey ka soo gait
2026-09-22 16:07:53
0
nasra.akmed04
nasriin degan :
😂😂😂
2026-08-20 11:11:52
1
To see more videos from user @jamila.mahad3, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About