maansha Allah ilaahaw colimada noo barakee oo noobadi
2026-08-21 05:57:25
25
♡🥹🦕 :
Masha Allah way isku egyihin
2026-08-21 06:06:43
7
xamse c.k🐯 :
diinbaa wuruxle mnsha allh
2026-08-21 10:20:17
6
cizow :
ilhow kuwa kuwa harsatho hoskatha malinta kala cararka nagadig iyo wajigatha nurka bthan kuwa nasib uyesho inu arko nagadig nabiga neh janatha ku arko 🥺dman inta like isarto qoralkan🥺🥺🥺
2026-08-28 10:32:32
1
Muztafe Ali :
culimada alle cimriga ha udheereeyo
siday diinta inoogu soo gaadhsiyena alle ajar iyo xasanaad haka siiyo
2026-08-21 14:43:52
7
Muse-figis :
sxbo wanagsan 🥰❤️Diinta ilahayow ugu Gargaar sh mustafa iyo Sh Dirir alle haydin barakeeyo
2026-08-21 12:33:52
4
꧁༺♡ Marwa ♡༻꧂ :
shaikh dirir markasta waan arkaa lakin shaikh mustafe in aan arko saa id baan ugu xiiso qabaa illahay hana kulmiyo i.n😭🥰