@hormuud: Call Center waa adeeg casri ah oo aan u diyaarinay shirkadaha duulimaadyada, bangiyada, isbitaallada, shirkadaha xawaaladaha, shirkadaha ICT-da iyo hay'adaha kale ee doonaya inay sare u qaadaan tayada adeegga macaamiishooda. Haddaba, si aad u hesho adeeg macaamiil oo la jaanqaadaya baahiyaha shirkaddaada, nagu soo booqo xarunteenna kuugu dhow oo iska diiwaan geli Adeegga Call Center. #CallCenter #Hormuud #GuulSoomaaliyeed
Mashallah Waa Adeeg Aad U Wanaagsan Balse Ahirkada Hormuud In Adeegan Iyaga Ay Marka Hore Isku Dabaqaan Sababto Team ka Call Center ka Ciyow Ma jawaban Mana Qabtan NUMBERS ka Gaagaban👍
2026-08-23 19:31:04
1
Sadam Hussein :
wllhi maalin dhaweed aa ku fikiray in ay hormuud ubaahan thy adeegan
2026-08-24 18:44:17
1
BRO_9ky :
ai agent miyaa mise qof nool ??
2026-08-24 11:55:03
1
eng xayir Mareeye :
wa arin cajiiba👍👍
2026-08-23 18:14:19
0
Xanaan Cadey :
mashalhaa
2026-08-24 05:46:38
0
Dhago alean :
goormee hormuud call center ii qaadan doontaa si aan muruq iyo maskaxba u galiyo
2026-09-22 17:51:11
0
Ali_Moha :
Call center qofki ah lee fahmi karo dulqaadka uu kaa rabo😂😂
2026-08-23 13:31:02
4
emperor_salam :
Police wadanka ka caawiye adeegan kana qayb qaata amniga dalka . … waxa idin kula taliye ina towbartan dispatchers magalayinka kala yaqan sida 911 America 🇺🇸 oo kale
2026-08-28 22:09:26
0
com :
hormuud tuur ayaa tihiin😳😳
2026-08-28 04:35:14
0
Saacid_Macquul :
cut your court according to your cross $$1.025 Edahab iyo Evc isku mid miyaaa 💯 $
2026-08-24 19:04:50
0
cali_kronto :
💪💪💪
2026-08-23 15:31:07
0
miss arsan :
🥰
2026-08-27 19:52:19
0
To see more videos from user @hormuud, please go to the Tikwm
homepage.