@nk2.o691:

nk2.o691
nk2.o691
Open In TikTok:
Region: FR
Sunday 23 August 2026 22:39:38 GMT
152
32
0
1

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @nk2.o691, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Guddoomiyaha Guud ee 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐃𝐚𝐡𝐚, 𝐃𝐫. 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐀𝐛𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧, wuxuu fariintan ku xusay muhiimadda ay waxbarashaddu u leedahay qofka iyo bulshadda, isagoo dhalinyarada ku boorriyey inay aqoontooda ku lamaanaystaan 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, ixtiraamka waalidka iyo qadarinta. Qofka wax bartay ee akhlaaqdiisu wanaagsan tahay, wuxuu noqon karaa qof qoyskiisa, bulshadiisa, dalkiisa iyo diintiisuba wax weyn ku soo kordhiya.  𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚 waxay aaminsan tahay in waxbarashadda dhabta ahi aysan ku koobnayn fasalka oo keliya, balse ay tahay dhisidda jiil aqoon leh, akhlaaq leh, masuuliyad leh, una diyaarsan mustaqbalka. 📚 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐬-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲. Haddii aad doonayso inaad bilowdo ama sii waddo waxbarashadaada jaamacadeed, tani waa fursadda aad mustaqbalkaaga iyo maantaba aad ku dhisi karto. #DahaInternationalUniversity #DahaUniversity #DIU #Admissions2026 #AdmissionOpen #UniversityAdmissions #ApplyNow #HigherEducation #Education #QualityEducation #Aqoonta #Waxbarashada #Akhlaaqda #Waalidka #Dhalinyarada #SomaliStudents #Somalia #Mogadishu #Jaamacad #Mustaqbalkaaga #StudyInSomalia

About