@muna.edit0: Ree comment iyo editorada qaar illahay Ka cabsada qof inaga ina xiga ma jiro qof kasta WA in aad qalbigisa ilalisa gabadhi guulaysata BA WA iskugu keen mid Hadi qofkad la jeclayd guulaysto la farax la dabaal dag Hadi kle qof Ka kle anad wada Hadi U badiyo haka amaan helo illahay dulmiga ma jecla qof kasta Wu U qalma in uu guulaysato oo u farxo adna Qalbi hadad guulaysatay Hambalyo dadkan dhag haw dhigin 🥺❤️💔#rajoiyonasiib💔😭 #asadhagio🐐❤️🇸🇴🔥 #munaedit0 #foryou #viral

MUNA edit 📸
MUNA edit 📸
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 24 August 2026 10:23:07 GMT
13822
816
16
48

Music

Download

Comments

fatuushppe1245792
FarxiYoo 🦋🤴💙 :
cwa xiiso iguma haayo wyo theamkayga kuma jiran lkn tan guulesata hambalyo 😭
2026-08-24 15:59:47
11
naftahhh
(Nafisoh.) :
gula urajeynaa wllsheyy
2026-08-24 11:02:09
4
mohanna_5
𝑪𝑬𝑬𝑩𝑳𝑶🐐 :
Abaayo macantoy maryan anaka ku wadanoo xabiibtiyey guusha ada xaq uleh 🥺❤️
2026-08-24 16:20:21
4
edebzan018
" :
labadub wa gabdho ti badis wa ti kle 😭 I love you teamkygiii 27 nairobi ❤️io teamkayg kle 27 muqdisho🥰 sidoo kale iyad😭😭😭😭
2026-08-25 04:08:31
0
samikababy2
Jessica👻💘 :
anigoo maryan caynin ama u gafin aa luulita wadan karaa walshi 🥰❤️
2026-08-24 21:08:11
3
mommy_princess456
🎀Urfv_4m4l456♥️ :
run waye walahi
2026-08-24 11:39:08
0
quruxleydaafrica0
اريهينا🌺 :
mya anka wa ognehe inu asad wax kasta u hore uso diyari qofka gulesanaye neh u ogyehe
2026-08-24 12:46:32
0
h_hamdiita
HAمDA❤️👸🏻 :
Maskiin qurux bdn🥹❤️❤️
2026-08-24 22:19:54
0
nimco.nawal8
nimco nawal :
[Sticker]
2026-08-24 18:42:12
0
_dnova__10
𝐀𝐯𝐧𝐚 ᥫ᭡ :
Nagaha dadka caan iska daba qorqoro waye qof kale gabdhan ma heysto maseer hayo😻
2026-08-24 15:46:58
4
faush174
𝒻𝒶𝒶𝒹𝓊𝓂𝑜🦋 :
plain A samiya plain B Maryam quleysa abayo mcn
2026-08-24 12:17:02
2
rayaaneyy03
✨ 𝓡𝓪𝔂𝓪𝓪𝓷 ✨ :
noo calaacal luuuul is the besti
2026-08-24 17:05:33
0
1.01.01.5
￴ ￴Naag waalan :
inta aan wax kashegin🥹💃🏻
2026-08-24 20:55:25
0
suldaanocabdulaah
salmo qurux :
🥰🥰🥰
2026-08-24 10:57:35
0
jkingsle4
nimco k A :
👌👌👌
2026-08-24 11:02:37
0
To see more videos from user @muna.edit0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About