magaaladan dadkeeda waxbartay way ka tagaan kumana soo noqdaan sida badan maamulkeedu waa mid uu hareeyay masuqmaasuq baahsan intii waxgaradka ahayd ee wax uqaban lahaydna waxaa la haray kuwo dantooda waxay ka dhex arkaan maahee waxkale aan ogolayn
2026-08-27 17:57:05
24
明 :
kii high school dhameyaba magalada wuu ka tagaa aniga kamid aho 2020 baan ka yacey kkk
2026-09-04 10:16:43
1
sagal arts😍 :
buurtinle magaalo hormarsan way nqonlayde dadkeena baa ka tagyaa haday wax ka bartaan 😭
2026-08-28 04:53:14
5
Maxamad_Official :
burtinle magaalo taariikh igule🥰😪
2026-08-27 19:31:00
1
ina siciid🥹 :
dadkiiyo dhn way katageen marky wax barteen😭
2026-08-28 18:35:43
0
cadar abdi :
ustaad. ciro
2026-08-30 10:53:27
0
Updikafih𓃵 :
😂🏃🏾♂️
2026-08-28 09:11:30
1
Cabdulaahi cade❤️🇸🇴 :
insha alah weyhormare
2026-08-27 17:49:38
0
ApdiraHmanN 🍂🧉 :
Real Madrid & Barcalona Hala Waydiyo 😂
2026-08-27 18:42:43
0
cadar abdi :
2026-08-30 10:54:22
0
abwaan dayax 85 :
oo ilaa bajaaj baa ka shaqaysa
2026-08-27 20:34:36
0
ilwaad🦋 :
magaladan ila ustaad siciid mayar loga dhigo hormar gari mayso😂