@bahmareexangang: Reer Koonfuredku, siiba Hawiyaha, Qaqalahooda siyaasi weyn bay u qabaan. Bal hadda u fiirso Cali Yare oo maalin walba beelaha qaar caaya kicinta iyo isku dirka umaddana ka shaqeeya, waa u siyaasi weyn kkk. Kabtan Ayuub oo maalin dhaweyd shir amni ka qey galeyna, waa u qof aan mudnayn inuu shir guddoomiyo dhaleeceynti ka baxaysayna waa taan ogeyn😆. Caqliga Hawiyaha marka qaar aad baad ula yaabaysaa, waxoodu xitaa indho-beelnimo lama oran karo. Waxaa kuwaas iiga daran kuwa Majeerteenka oo Kabtan Ayuub la duraya Qoladas. Oo iska caadifoonaya Yaabaye, ma yaabteen? 😆