@abdujama9: #fyp #pourtoi #momlove #teddyafro #foryoupage❤️❤️

abdujama9
abdujama9
Open In TikTok:
Region: FR
Friday 28 August 2026 19:01:43 GMT
335624
16489
202
1122

Music

Download

Comments

abdi.fatah.cali
Caanka salaxaad ✌️✌️✌️ :
:Heesta waxa Ku luuqeeya Fanaanka Teddy afro waxa La qaday Xili Uu Joogay Qurbaha Wuxuna Ka Hadlaya Siduu Dadkiisa Iyo dalkiisa Ugu Xiisay Erayadeeda Waxa Kamid ah "Sidaad Maqashay maaha ee Waa Sidaad Muuqayga/sawirkayga Ka Aragto Warqadan Kuusoo diray Ma Kusoo Gaadhay Fariintaydii Anigu wan Fiicnahay Hooyaday waa Sidee/ma nabad qabtaa" Sidookale Mar uu ka Hadlayay Sida Uu Ugu Xiisay Dalkiisa wuxu Yidhi:-ሀገሬስ እንዴት ናት? ደህና ናት? የሰው ሀገር ሆኖ ነገሩ ቢመቸኝ የሀገሬ ናፍቆት ግን ሁልጊዜ ይርበኛል Oo Macnaheedu Noqonayso "Dalkaygi Sidu yahay Ma Fiicanyahay "Halnkan Qurbaha inkastooy Noloshu Raaxo Tahay"Hadana Hilawga/Xiisa Aan Dalkayga Uqabo Ayaan Markasta La gaajoonaya" Ugu danbayta wuxu odhanayaa:-ሰው ቢናፍቀኝ ነው ምኑ ገረማችሁ እኔስ ትዝታ ነው የሚያስለቅሰኝ. "Hadaan Dadkaygii U xiisay/u hiloobay Maxad ula yaabaysaan ama Ma wax layaab leh baa haddii aan dadkayga u xiisay? Aniga ahaan, xusuusaha ayaa ah waxa iga ooyisiinaya. ama Xasuusban la ooyayaa". Heestan waxay kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay een adka udhagaysto lkn maalmahan Danbe ayay veral noqotay fiiro-gaar ah.:- Luuqadaha Sitoos ah La iskuguma Turjumikaro marka ay Joogto dhanka suuganta aadbay u adagtahay Erayga ku haboon macno ahaan inaad Hesho aniguna aad uguma Fiicni Luuqada ahmaricga lkn Waxan Isku dayay intaan karayo inaan Turjumo Waxana macquul ah inaan wax khaldo. Follow da ha iloobin dee 😂😁
2026-09-02 06:52:42
131
caasho.2
Ina maxamed 🫶🇸🇱❤️ :
heestan macnaheda iisheega
2026-09-02 06:28:50
6
ibnujawahir.86
Quran quute :
mala waye 1 qof ii macneya kakay ii fasira asxbat🥰
2026-09-03 06:43:43
2
qwertyuioasdfdk
🇨🇭sakaريا :
Ilaahayow hooyaday sidii ay aniga ii soo korisay, ii daryeeshay, ii ducaysay, una soo martay dhibaatooyin badan aniga dartay, adiguna ugu abaalgud abaal aan dhammaanayn. Wax kasta oo ay ii samaysay oo aanan awoodin inaan uga mahadceliyo, Adiga ayaa uga mahadceli oo kheyr badan ugu beddel. Ilaahayow haddii ay wax xanuun ah dareemayso, caafimaad buuxa sii. Haddii ay qalbigeeda wax ka murugayaan, farxad ugu beddel. Haddii ay wax ka baqayso, ammaan sii. Haddii ay wax u baahan tahay, u fududee. Ilaahayow mar walba gacantaada ku ilaali. Hooyo, waxaad tahay ducada aan mar walba Ilaahay ka baryo inuu ila ilaaliyo. Waxaan Alle ka baryayaa inaan ku arko adigoo caafimaad qaba, faraxsan oo qalbi deggan. Ilaahayow ha iga qaadin hooyaday anigoo aan weli u gudan wixii aan ku lahaa. 🤲❤️hoyo mcn wan kujeclhy 🙏😭 Ilaahayow hooyaday ha iga hor marin, cimrigeedana ii dheeree. 🤲❤️Ilaahayow haddii dhimasho ay tahay qaddar qof walba sugaya, waxaan kaa baryayaa inaad aniga iga hor mariso hooyaday. Waxaan rabaa inaan arko iyadoo cimrigeeda oo dhan ku nool caafimaad, farxad iyo nabad. Hooyo waa qayb ka mid ah naftayda, waana qofka aanan jeclayn inaan adduunkan ka waayo. Ilaahayow hooyaday ilaali, caafimaad sii, murugada ka fogee, qalbigeedana farxad geli. Ilaahayow aniga iga dhig qofka ay ku faanto, inta aan noolahayna aan u adeego oo aan wanaag ugu abaalgudo. Hooyo, Ilaahay ha kuu dheereeyo cimriga, hana ku siiyo caafimaad iyo nolol barako leh. ❤️🤲 Aamiin Ya Rabbal-Caalamiin🙏 Hestu waaaxy dahysaa hoyo mcn anigu wan ficaanhy adigu maficantaaahy
2026-09-02 14:55:08
60
wadnekaab
Abdilaahi :
Heesaha teddy afro waan jeclahay runti
2026-09-05 13:00:26
6
samafale..2
Hamiish Yare :
Sidaa aad u maqasheen ma aha 🥺 sida sawirka aad ku aragteen ma aha 🥺wax jira qaybo naxdin leh (qurbaha) oo anad arkayn hadanad imaan warqaddii aan qoray ma kuso Gaartay hooyo anigu waan joogaa wanan cafimaad qabaa sidee tahay hooyo ❤️ooh……sideed tahay sidee….sidetahay
2026-09-05 06:55:01
5
naranara763
maxamuud yaar 66 :
hooyo macan aya uqadaya
2026-09-02 12:21:19
2
ibrahimaliden1111
ibra ka darba🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯 :
song name plz
2026-09-02 19:37:49
0
omarabdirahmaan0
Omar Abdirahmaan :
Endet Nesh Ennate🥰🥰🥰
2026-09-02 05:14:22
4
user319669932
F :
2026-08-31 18:43:19
2
khadar..95
Khadar.95 :
heestu waa hooyo
2026-09-05 16:23:43
1
sadam_keyow45
Sadam 👑 🇸🇴 :
Ayoo❤️
2026-09-02 19:32:09
1
6.4.2.0.0.5
Sadik ciise 💥💣🫡 :
endetnish inaati ❤️👸🫡
2026-09-03 11:14:22
4
ina.mohmet3
Niitaa🦋 :
endetnish inati❤️😥
2026-09-03 17:29:35
3
mr_jhmadfac
danab#1 :
inati👑♥️
2026-09-13 21:51:43
2
ruun00486
رuuن :
Sidaa aad u maqasheen ma aha 🥺 sida sawirka aad ku aragteen ma aha 🥺wax jira qaybo naxdin leh (qurbaha) oo anad arkayn hadanad imaan warqaddii aan qoray ma kuso Gaartay hooyo anigu waan joogaa wanan cafimaad qabaa sidee tahay hooyo ❤️ooh……sideed tahay sidee….sidetahay
2026-09-05 03:34:47
2
xamda.abdirahman6
xafsa :
2026-09-08 07:02:33
1
ibnujawahir.86
Quran quute :
wan jeclaa lkn ya ii shegya waxa uu shegayo mar uun wan baran don aa
2026-09-03 06:43:24
0
zaki61550835059644
zaki :
warun😭🥰🙏
2026-09-02 06:36:48
2
inmohmud2323
🫶👑❤️🇺🇸😳🇹🇷 :
Hooyo mcn💋💋
2026-09-03 06:47:30
1
xilkasmire
xilkas mire adan :
mama
2026-09-02 20:29:51
1
wllmacash1
MāČä§ḥ Ĺỳṛíĉş📍 :
ኢደትኒሽ እናቲ💯
2026-09-04 12:04:17
1
aragsan766
Drs naima :
እናቴ ደህና ናት
2026-09-04 10:44:45
1
kowther.ahmed41
Arwelo🦋🖤 :
Mamo🥺
2026-09-06 15:42:28
1
tufaxj
Tufax darajo❤️ :
Hooyo mcnto
2026-09-05 15:21:29
1
To see more videos from user @abdujama9, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About