@khadar_arwaax: Qaab fudud lacag maku sameyn karta? dhameyso mugalka, and every short cut has a short loss too

Top G University🇸🇴🐪
Top G University🇸🇴🐪
Open In TikTok:
Region: MY
Saturday 29 August 2026 14:08:10 GMT
143919
14912
349
1501

Music

Download

Comments

dailyquranrecitation27
Will gedo :
Aniga wlh ka samye 1600$ fiverr oo wlh ah no experience ku samaye
2026-08-30 09:30:52
4
isma.flims
MR WAXEEYE.•● :
Aduunkaan Majiro Wax free ah
2026-08-29 14:12:09
838
fardowsahmed3
Fardawsa A. Farah :
shuruudahaas oo dhan qofka buuxiya lacagta intaas le eg maka samayn karaa
2026-08-29 14:40:00
47
abdiraxman5555
Abdirahman Kamil :
payment-ka Upwork bank-yada soomaaliya ma aqbalo. Payoneer ama paybal oo international ah ayaa ugu dhaw oo kuwaasina soomaaliya kama shaqeeyaan.
2026-08-29 15:37:56
11
duniaabdi7
Dᴜɴɪᴀ♡︎ :
hhhh waba ogaa aduunka wax free inusan jirin waligay meshasa lcg Laga helaa dadka dhaho maba aminin
2026-08-29 14:21:47
126
abdimajid417
NAجIB :
Ciwankn kisa maha wllyal top g wn lahay manta oo dhan 😂
2026-08-29 14:20:22
44
ayij68
☆Jiya☆ :
fiicnaan lahydaa sidaadoo kale inay dadku runta usheegaan lacagtaa yar baa ucad iyaga
2026-09-27 18:02:49
7
aishah____10
Aisha📚🧠 :
Top G Mahadsnid waan ba isku dayi rabay waxaan😂
2026-08-29 14:33:40
98
tariq_zain1
Tariq Zaan :
Qofka Af Somali luqad kale u badalayo muu ChatGPT isticmaalo. Qofkale inuu kireesto oo ii turjum dhaho uma baahno
2026-08-31 03:00:18
3
apdulhakim2497
The light :
anigoo shuruud kasta buuxiye wexey igu qaadate sanad inan shaqadii iigu horeyse helo marka upwork igu soo orod ma aha
2026-08-31 07:26:54
1
ilkacase8474
ilkacase🎨 :
$10 waxba maahan marka loo eego waxa kaa soo galaya
2026-08-31 07:31:53
3
cypersecurity_legen
Bestie :
5sana kujira 0.1 Na wa ka goyn la’ahay😅
2026-08-29 16:39:51
1
fasudin
fasudin@34 :
Top G legend 🙌
2026-10-04 19:38:02
0
bashka.by
MØHΛ 亗 🥶⚡ :
15 $ ayuu i weydii
2026-10-01 18:52:50
3
abdirahmanow8539
Abdirahman Ahmed🧑‍💻🇸🇴💻 :
upwork meel dheeldheel lacag loga sameeyo ma ahan runtii 😂😂
2026-08-29 17:24:41
7
promotepeace1
Promote Peace :
walahi waa beeen
2026-10-03 19:20:00
1
garboole47
Garboole :
fashilaaye😂
2026-08-29 14:57:11
0
pixeive503
4x pixeive🦕 :
ninkan run ugu imaw
2026-08-29 15:42:46
3
zuheip___x0
Zuheip🇸🇴🫡 :
Haa Connacts Wa Inad Ibsta Wxana Lgu Ibsan kara mastarcard
2026-10-06 18:41:45
0
adke105
Liibaaن  :
There is a wisdom English says” There is no launch free” Waxaaz inoo sheegayan Qaabka lacagtaada Bill-laga dhigtoh laba rabaa 😅🔥
2026-08-29 15:52:33
4
windward15
daadi nailing :
saan usugaaye walhi raction kiisa
2026-08-29 14:45:36
4
ahmet_enjoy
Ahmet Enjoy :
Mr Top G university I wann to say one thing ; there’s no one give you a free lunch ✅
2026-09-02 07:39:27
2
aguero10.amp1
Ⱥհʍҽէ :
SaaS hadee u fududahy aduunka shiidkamajireen
2026-08-29 16:52:36
1
To see more videos from user @khadar_arwaax, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About