ani maba is dhibo waxa iska soo jaraaa macalin waan ka soo shaqeyay lkn meesha aan ku qorayey ku so ilobay buuga😭😂
2026-09-01 17:45:17
43
12345678910⚰️👖🪣🔕👠😭🪮👓🥰 :
waxa dhaha macalin waka so shaqeye lkn buugi so ilawe lkn waxa jiran kuwa mixnad eh oo ku aaminen😭😭
2026-09-01 18:20:40
154
Teacher Ayuub 🔊 :
yaa rabo group English practice
2026-09-03 06:14:34
0
°ASI○🍂 :
lkn uu ka ag dhaqaqi wayo broction😭
2026-09-01 17:58:54
57
꧁•ʙąɗ☬ɢɪʀΐ•꧂ :
markaad isleedahay wuu kaaa ag dhaqayaaya lkn uu kaa ag dhaqaaqi waayoh😭😭
2026-09-02 06:03:04
8
Zalma🌸 :
heesta igu darn ba ani😭😂
2026-09-07 17:53:34
1
NARUTO A👸🏼+N🫅🏻 :
xaskeyga umuli rabta iguso duceeyaa
2026-09-02 01:05:05
2
ᗴᗰᗰᗩ🍁 :
oo hadane ka hor dhaqaqi wayo ciil weyna😭😭😭
2026-09-01 17:55:56
9
᙭𝗔ᗰ𝗗ᗩ🚩 :
Ani Hafada Ugu so tage baan dhaha Ano wato😭😂
2026-09-02 12:26:31
6
SeLm4🩷 :
ado so ilaway mrka exerciseka buug kale ku qodhid kadibna malintii xigtay bugi exerciseka aad ku qodhay ka soo tagtid mclinkana ku sugayo zxpadaana ay sabuurada ag taagan yihiiN😭💔
2026-09-02 12:46:51
5
NaJaH NuuRa❤️ :
oo wali ma dad baa school dhigta🥰
2026-09-02 04:01:51
3
Elara😋❤️ :
aniga intaan habeenkii ku daalo kuwii sxbdey aha malintii raaxo ikaga qortan alla ciil wayna😭😂
2026-09-01 18:37:19
2
saliima🌎 :
waxan idhibey yaa ilamida 😁
2026-09-03 16:13:48
0
🍁Xamdi//🌷💜 :
Meeshii aan xaley ugu soo shaqeyey ayaan kuso ilaawey baan dhihi jirey
2026-09-03 20:28:29
2
: :
wlhi hada wahystey yaa qatey iskesoojaraa😭😂
2026-09-02 19:07:20
1
Mazu ❤️🔥😜 :
brodakshan😂
2026-09-03 14:30:34
1
ᘔᗩᗰᘔᗩᗰ🦕🥀 :
ano wata buugii ban iska so jara ma wato buug ban kuso qalday😂😭
2026-09-01 18:44:07
2
صوفيا 👸🏻💞 :
ani weyba iga qusteen maba ii imadan
2026-09-05 17:28:31
1
𝙃𝙊𝙏𝙃𝘼𝙉 ❤️♾️ :
Waaba Shaqadeyda 😂😂
2026-09-02 18:14:50
1
¹𝑳𝒖𝒗𝒗𝒚 🎀� :
Ala rabiyow 😭
2026-09-02 17:21:01
1
𝐋𝐢𝐥𝐲🪷💜 :
mama is dhibi mesha laga shaqeyay laga so tagay dhaha ka dib wali tuna 🥹😭🥺
2026-09-01 18:00:47
1
To see more videos from user @smmm1550, please go to the Tikwm
homepage.