Aniga wiilkeyga aso 2 jir ba dhaha geesi ba tahay shujaac badal ba tahay hooyo mcn mustaqbalka leader ina noqoto ayaan raba hadaan ku tarbiyeya Allaha ila garab galo🥺❤️🤲
Doorka walidinta wa inay ilmaha u abuuro deegaan u ilma kasta hibadisa ku kori karto sido kale wa in waalidka wax badan ayaga isbaran xili waxa ku jirna meel kasta information ka laga heli karo walid kasta waxa ku challenge gareyna in ad ugu firsado ilmahisa waxa jiro walid badan o ad ka baran karto siday ugu hiliyeen ubadkooda iyo hibada ay lahayeen
2026-09-07 11:41:37
1
To see more videos from user @mayaissa.co, please go to the Tikwm
homepage.