@mattn079: magacisu waa xapeep sergio, waa dufaac dhexe e gobolka mudug io kooxda kubada cagta ee comsed xabeeb sergio waa difaacyada ugu fiican gayiga puntland io gobolkaba mudug xabeeb sergio ayaa garoomo badan ku soo ciyarey iso goo da,a Yara wuxuu soo matalay gobolka doolo gobolka mudug io kooxda kubada cagta ee gashan Mala ga yaa banuu matalo sanadka soo socada xabeeb sergio gobolka mudug 🐐🏆🙏🪨#viewsproblem #puntlander🇸🇱tiktokr🇸🇱 #mudugnimo🇸🇱 #somaliyatiktok
BAHDA SPORTS EE PUNTLAND
Region: SO
Monday 07 September 2026 17:53:27 GMT
Music
Download
Comments
Habeeb zergio 4 :
walle gblkeyga no 1 bu iyahya mrksta i.a mrkle ina mtalaya 🙏
2026-09-08 13:53:42
32
Garaattka🔥 :
next khaalid leo
2026-09-07 21:12:48
0
gabar mudug 2029 :
xabeeb sargio reer mudug nool
2026-09-18 16:41:32
0
Jaamac kalarov 6️⃣6️⃣ :
nin weyn zergio
2026-09-09 07:53:22
0
N a s s e r ♦️♦️ :
Mohamed Amiin🔥💯
2026-09-13 07:50:32
0
:
wuu taharibay waan jecelan laha ino matalo♥️🙏
2026-10-17 17:31:14
0
4hmett :
habeeb Sergio lacip
2026-09-15 13:21:37
0
XànrRààdiso :
wuuba tahariibe muxuu namatalaana
2026-09-21 11:14:55
1
Farah🔥 :
Laacib Cajiib ah baa tahay zxpow 🙏💪🔥🔥
2026-09-08 08:20:21
0
sacadmu :
🔥🔥🔥
2026-09-07 18:00:04
0
ATTO :
[Fire][Fire][Fire]
2026-09-21 07:06:35
0
To see more videos from user @mattn079, please go to the Tikwm
homepage.