Mxee kudileen gabdha qisada oo dhameystiran qofki hayo ha iga shekeeyo please 😭
2026-09-08 03:51:52
198
Nafisaa :
Dadka dilkasa oga Walhi ma yaro Lkn waxa kasi daran kowi Ogow oo wali single ah
2026-09-08 01:50:12
549
diamond💎 :
alla gurigeda markey kala baxayeen seey ugu calacaleyse😭
2026-09-08 08:27:00
145
H ♥️ 🇸🇴 📿 :
2014 mobile maan hysan
2026-09-08 02:45:10
174
miss galmudug :
habeen ayey gurigeeda ugu dhaceen qoyska dhan oo casheynaa waana wateen meel guriga aan kafogeen ayey kudileen abehee ayaa kula dhagay lakiin xoog ayaa loga fojiyay asago meel kore kadawanaa ayey dileen adeerkey cismaan io walaasheeg allah ha unaxariisto dhamantood igu so duceya
2026-09-08 09:14:28
114
Dagan yalaxow :
xasusaha qar waa xanun nafiso osman salad waxe udilen si arxan daro ah aabahed io wallahed ujodo ku hor waten mel xafada xogy u jirte ku dilen nafiso waxe ahed gabar wax baratay allha u naxaristo 😭
2014 mobil mahesan hada ayana maqlaya illhow unaxariso😭😭
2026-09-08 05:20:39
330
yo yoooo :
ninkan mara saxib qali ah aheen nerobi kenya somalia u labtay waxa ka qaldamay an fahmi wayay nin wagsn ow aha shafici cabdi xirsi aalha u naxariisto asagana iyo nafisa
2026-09-07 23:03:18
33
Maqsuud ❤️👸🏻 :
Sabab noce eh ku dilen maskinta😭ilhaw u naxriso
2026-09-08 04:31:08
40
Nag wln🇸🇴 :
dilkas marku dhacayat 7 sano jiray wana dawaday muqalka dilka wllhi mailawin muqaal kaxun waligee ma arkin still marka soxasusto naxdin cabsi darema🥺 allh unaxristo wxey ehed gbr wx baratay
2026-09-08 10:43:25
23
Aisha Ali 🖤 :
nafisa cismaan ma iloobo wlh 8aad ayaan ahaa macalimadeydii fardowsa osman walaashed 😭😭😭😭
2026-09-09 20:12:28
10
aamina👸 :
ale gabadhaas markii lala baxaayay sey u qey lisay ale ha u naxariusto
2026-09-09 09:02:51
11
Nasra❤️ :
Daris ahyn gabadhaas😭
2026-09-08 18:02:26
6
Ayaana⏱️ :
Nafiso osman salad iyo sagal salad osman sida uga naxay waligey qofna ugama nixin ilaahey ha u naxariisto 🥺
2026-09-10 00:07:30
5
suuraley❤️ :
hooyaded aaba isku xaafad nhy oo iga sheekaysay qisada gabadheeda allaha u naxariisto
2026-09-09 14:14:56
7
josef🪐 :
sabab bay unoolyinin se maxaa ka wareeysanaysan 😭
2026-09-08 08:23:54
8
Nasro Hibo :
ilmaha yar maxeyku dileen😥😥
2026-09-08 05:17:50
7
Amira💕🧕🏻 :
3 san jiray marka la dilay😭
2026-09-10 11:38:35
6
miss fartun 143 :
25 dolar qof lago dilayo wlh wa naxdin😭😭😭😭
2026-09-08 07:39:16
30
Aamino❤️collection :
25$ lee ya subxanllh 🥺
2026-09-09 05:14:52
12
To see more videos from user @mustaf.abdullahi590, please go to the Tikwm
homepage.