Guusha Seegi Mayee Sadka Manta Iga maqan Samir Ban Ku Sugaya🔥
2026-09-16 10:47:31
12
🎮MR OPEN🎮 :
BASHAR RAALI GALINTII HAKU SEEGIN RABIGA🫵🫡
2026-10-14 15:41:50
2
suldaanka.5🇸🇴 :
armey ruuxdu dahabbtahay
2026-09-12 13:46:16
3
Royal 亗 :
Mararka qaarkood, waxa inaga hor istaaga inaan gaarno riyooyinkeennu ma aha awood la'aan, fursad la'aan ama dad naga hor yimid, balse waa cabsida ku dhex jirta qalbiyadeenna.
Waxaynu ka baqnaa inaan guuldarraysanno, waxaynu ka baqnaa waxa ay dadku naga sheegayaan, mararka qaarkoodna waxaynu ka baqnaa inaan bilowno wax aynu muddo dheer ku riyoonaynay.😭😓