@van_rudy: Panda Pingpong 😨 #tabletenniss #worldtabletennischampions #ittf #pingpongsports #tenismejaindonesia🏓🏓🏓

pingpong sports
pingpong sports
Open In TikTok:
Region: ID
Tuesday 08 September 2026 13:28:08 GMT
7119
128
6
66

Music

Download

Comments

ariesetyo131
ariesetyo1 :
Hugo Calderano
2026-09-09 02:53:21
1
andong.amir
Andong Amir :
😆😆😆
2026-09-08 23:23:48
0
To see more videos from user @van_rudy, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Abtiyaal… ha i dilina. Xaalad caafimaad darro ayaan reerkeyga ugu socdaa…” 😭 💔 Erayadan waxay noqdeen codkii ugu dambeeyay ee Axmed Shire, oo ahaa askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada ka howlgala Shabeellaha Hoose. 💔 Waxaa la sheegay in gaarigii uu la socday laga dejiyay duleedka Buulo-Barde, halkaas oo noloshiisa lagu soo afjaray, iyadoo dilka lagu sheegay inuu la xiriiray aano qabiil. Waxaa laga duubay muuqaal xanuun badan, isaga oo og in xaaladdu halis tahay, balse weli rajaynaya in naftiisa la badbaadin doono. Wuxuu yiri: “Abtiyaal, ha i dilina… xaalad caafimaad darro ayaan reerkeyga ugu socdaa.”  Waxaa laga yaabaa inuu maskaxdiisa ku hayay hooyadii… aabbihii… xaaskiisa… carruurtiisa… iyo reerkii uu u socday. Waxaa laga yaabaa inuu filayay inuu guriga gaaro, albaabka laga furo, oo uu ehelkiisa mar kale arko. Laakiin nasiib darro… reerkii uu u socday ma uusan gaarin. 💔😭 Askari dalkiisa u adeegayay, xanuunsan, reerkiisana u socda, ayaa noqday dhibane kale oo lagu waayay aano qabiil. Goorma ayay Soomaali ka daali doontaa in dhiigga Soomaaliyeed uu noqdo aargoosi kale oo dhiig Soomaaliyeed lagu raadiyo?  Ilaahay ha u naxariisto Axmed Shire, ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan haka siiyo. 🤲🏾 followda ha.iladhaafin abaayo ama aboowe. inta aad qoraalka aqriisato ha iska taginee ee codsi walaal nimo followda iitaabo  inta aad awoodo Copy linka iitaabo Repost iidheh Siina shergareey mahadsanid  #creatorsearchinsights #Halkan_Igula_Saaxiib #Qiso #warar #somalitiktok

About