Aadban ugu xisey wllhi zxpty ismana dhaheynin wad kala foqaneysaa lkn we dhacde marka murugo daremo agteda adi jirey si aan ugu sonafiso hdan murugo we ila murgi jirty hdan faraxsanahyne we ila farxi jirty wax walbo isku aheen micnaha zxpyinimada iyada ibarty dadkana we iga dhowed waqtiga nakala fogeyey moyee mxay zxp ficn iso martey mana ilawi karo wanageda runtii💓😭