@writer_art: ..??😢.. #viewsproblem #fypage #fy #fyp

¹𝗕ooس Maaن 🚩
¹𝗕ooس Maaن 🚩
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 09 September 2026 11:25:29 GMT
73681
12695
296
2671

Music

Download

Comments

xafsa170
Hafza🌸🎀 :
couse gabdhaha waa la sasaban karaa😭😅
2026-09-09 13:06:18
1313
cadceedo56
♡Cadceedo♡🌝💕 :
cause inanta la sasabi karaa lkn ninku inantu ma sasabi karto haduu ka xanaaqo iyaduna way ka daba xanaaqi lkn haduu ninku raali galin badanyhy raaliya wuu helaa Raaligaliye ayaa raaliya hela ,Ninku haduu hadal yaqaan yahy gabadhaas wuu hantiyey. dadka xidhiidh wadaaga ahna tala siina ,iska ilaaliya waxyaabaha ah silent treatment & self respect xidhiidhkiina ka dhiga mid qaandhaagay.❣️😍
2026-09-09 18:42:10
211
queentainajamac
Hanaan ☕️ :
rag neh ma jecli in ayag la bursdo ee wxy jecelyihiin in ay ayg wx bursdan
2026-09-09 11:49:16
629
haniyeyyyyyyy
Haniyey 🧚🏾‍♀️ :
Ninku marba hadu hdl yqn yhy gbrtas asa hantiyay 😍❤️
2026-09-09 14:36:09
88
qamarahmed957
25//🖤💎 :
sbbto ah gabdha wey Naxaris badn thy qof murug san kama tageso😭😭
2026-09-09 14:04:15
183
mon.x4l
𝑱𝒆𝒔𝒔𝒆愛 :
Sababtoo gabadhu haddii ay aragto nin si dhab ah u jecel iyada oo keliya aan gabdho kale aqoon aamusan marka aysan la joogin waqtigiisa badanna iyada siiya waligeed way jeclaan doontaa ninkaas Maxaa yeelay waxay ogtahay in ragga badankoodu aysan sidaas ahayn Nin ku doorta adiga oo ay gabdho kale hareerihiisa joogaan qalbigiisana adiga kugu kooba waa nin ay adag tahay in la helo Waa nin ku dareensiiya inaad tahay qof gaar ah ku xasuusta xitaa marka aadan agtiisa joogin farxaddaadana ka hormariya waxyaabo badan Gabadhu ma ilaawdo nin siiya kalsooni ixtiraam iyo deganaan nin aan ka dhigin inay la tartanto gabdho kale si ay u hesho booskeeda Ugu dambayn gabadhu waxay si dhab ah u jeclaataa ninka ficilkiisu tuso inay iyadu tahay qofka uu doortay ee aan ku koobnayn hadal macaan oo keliya❤️
2026-10-31 15:54:26
10
3_simii
🍂𝗛 𝗜 P 𝗢sssss🤎 :
si kasto ninka ugu bdn yhy hadeysn gbrtu Robin ma helayo jcylkana sidisaba wa inu ka yimada labada qof e mhn hal qof🤟😌🔥
2026-09-09 16:18:34
160
dhool6779
kuuso🦋❤️ :
naagta in ku bato baa wanaagsan sabatoo ah meesha naxariista laga soo donanayo ayaa ah naagta gaberta marka waxa ay masuul iska sareysah nafteyda io kan jecelkeyga marka meeshaas waxaa ka dhalanayk ixtiraam jecel qadarin ninka in u la dhaqmato si suldaan oo kle aniga fikradeyda waa taah
2026-09-09 17:42:42
14
yaaneyy56
vilدan👩🏻❤️ :
Couse ninku wuxu awood uleyhy asgo ladhaho iga tag inu si joogo but gabdhu ma awoodo taa okay 👍🏻❤️
2026-09-09 14:54:36
45
maajid__24
Maaجid ✨ :
Jacayl badan guul ma keeno haddii uu hal qalbi ku ekaado jacaylku wuxuu guuleystaa marka laba qalbi ay isku qiimeeyaan isku ixtiraamaan oo midba midka kale uusan u arkin jacaylkiisa daciifnimo ❤️‍🩹
2026-09-09 14:10:59
23
masiibo35
Rɪʏᴀǫᥫ᭡ :
because dumarka ma jeclo qof murugsan but raga wee arki karan qof murugsan weena Kusii daawan Karan 👍🙂‍↕️💘❤️‍🩹
2026-09-09 12:26:02
27
ruwaa770
ʜᴀᴢᴇʟꨄ🦢 :
mrka hore wa idin zalmY za u dhan Tihiin😭zalnTa mrknnn ka zo laapto wxn rapa inan nafizo sharaf daro hapa igu ahaTe💔😭zanadku wxu aha 2019 ba baadiYe la ii geYey mrkz wxnn jiraY 10 zano rerka Qarapo ahYn malinTii lapad ba ari io geel I raaciYenn zow aniga baQaY mhn gelaha wn ka capzanaYey wn iz adkeYey mrkz rerkii o dhnn macala carrurTii haparTii odaYgii wxii dhnn inTy I Qaptenn baY I Qaracenn anina wn izka oYay wxnn zameYo ma garnYe arigi io gelihii ban u racaY anigo arigii la joga ba gelihii iga cararenn inTan ku maqna ba arigii dawaco inTy zo gashaY baY iga kla bacizaY 5 neefna weY iga cuntY anigiii wnn izka ooYay😭💔 wxn zameYo garnn maYo meshii wn ka cararY hapenkii o dhnn ba cararaYey meel aan u zocdo grnn maYo wn carararY hapenkii mrkY zacadu ahayd 1:00 ama 7:00 hapenimo zida u taqanid adi war Yaan kugu daaline dhurwa meel uu ka buuxo ban galY mize mesha bahalo ka ciYaya laYr ma wato kapo ma Qapo kapihii weY iga jarmenn lugaha naafo ka noqdaY qodax zidaY iga galYzay ma ordi karo wn xiiQzanhY biYo aan capo ma hYzto adi dhurwaYo mesha ka ciYaya anigu dhurwa mxnn ka garnYa bal illhY amarkizz geed baan hoozTa u xulaY 2 zac ku hooz jiraY mesha dad ma jogann magalkii meshu iga xigo grnn maYo zupaxdiii mrkaY zacdu ahYd 3:00 aroornimo ban wxnn arkaY bahal weYnadaY OO meel ii dhow ka zo kacY anigii izma waalin ma oYinn wn aamuzaY barignn Yara o zcholka dhignn jiraY bann wxa la I barY sheeko lapo wiil ka shekYnYza lapada wiil haramcd zo weraraYa mid geed bu fulaYa midna wuu iza zuxinYa anigii maan naqazka iZku dhajiYo dhaqdhaQ Yar xiTa ma zamYn bahalkii IllhY ima tuzin wuu I dhafY qoraxdii zo baxdY meshii zafrkii dhera ka zii wataY wxn zocdo zacdu markaY ahYd 4:00 wxn u imi lapo gapdhoD OO ari la jooga biYo I ziiYa ban ku dhahY biYo bY iziYenn wan naztY weY I wareYztnn lamprr ii waca ku dhahY gapdhaha mid weY iga weYn.thy midna weY iga yaryd ugu damPyn hooYaday by ii wecenn hoYo ban la hdlaY wxii dhcY bnn u shegY gapdhii weYnYd bY la hdashY weY iz aqodenn mrkii dampe zaY igu dhahdY hooYo weY ku ImanYza hooYo hapenkii ii timi meshi iga kaxYzatY badiYe dhnn la ima Tuzo hderr qalp jap iyo xanuun ka weYn mapa jiro💔😭 bentY weYe wllo naviz
2026-09-09 18:13:20
13
me___safia
♾️ :
gabadhu wey naxris bdn thy sida ay thy in badn hdy ku adkeyso usan bixin hubal Marka dambe SI naxris leh ayey ula dhaqmeysa...✌️❣️
2026-09-09 15:25:22
11
mariam_8008
ᴍᴀʀɪᴀᴍ 🩷 :
ninka jcylkisa wu shegan kara lkn gabadha ma shegan karto 😭😭
2026-09-12 15:08:07
7
rayaan.hassan.yus
R🎀🌸 :
Because gabadha haduu ku bato ninka islawayni baa gasha gabadhan way ku jecshhye waxd rabto ku smee 🥺
2026-09-09 13:28:56
14
ciyalsuq_
QɪɪQ˚🇸🇱🌟🍾 :
wax kajira majirn gabdha wye.
2026-09-09 17:04:50
9
quenboolo2
quenbool2 :
Sbbto ah gabadha wey Naxaris badan thy qof murug san Kama tageyso ,😭
2026-09-09 18:03:51
6
inazulthann
PiNk Flow£r..💐👸❤️‍🔥🧚‍♂️ :
Ani ahan tyda ninku God wlpu u Gali kara gapadhu jecel yahy plse gapadhu adkayzan kaso dhan malaha wa iska masanın mrka yan la dhipin haplaha nio..😭😂
2026-09-09 15:57:05
5
abd1moha4uud
cawaale😎 :
awoowe yaa ku dhahay
2026-09-11 11:43:30
3
nicolaz.1v1
︎𝐓𝙤𝗇ﺂ.....🚩 :
aniga ayaa Guulaysan Lahaa ..
2026-09-11 01:12:16
3
ahmedlamaane4
AHMEDLAMAANE :
waa been wax jcl ladaho majiro
2026-09-11 10:54:02
1
iamfunmunchesterunited
Goatka AI :
hadan idinla wadago qisadyda waad il maynaysan runtii xaqiq runtii😭😭
2026-09-10 09:58:44
0
maango26
ROMAN 🇮🇱🇸🇴 :
Maanta naag baa dilay 💔
2026-09-10 04:22:24
4
alyasac4
HOGAAMIYE🏇🇸🇴 :
bulshada wxas iska dhadhicisay e kan dumarka gulesta inta arkay ani🥰
2026-09-10 03:49:34
2
miss__hodan
HOTHAN"♥️🫶 :
maxa yelay dumarka hadii ay ku jecladan ayagoo ku jecel bey hadana waxyabo badan aysan markas awoodin iney ku baxan inta is adkeyan ku bixi karan lkn ragga si kasto ay ku jecelyahay lagama yabo iney kugu ciqaban wax adiga kugu sabsan oo ka heshiisen lkn dumarka Xili kasto xlad kasta bey kugu sooqadi qaadi karan anigu qof aan jeclaa oon ka tegay ma jiro lkn waxn aaminsanehe qof kasto qofka uu jecelyahay haduu daryel ka waayo inuu ka tegi karo lkn jacaylka dhabta mar kasta dumarka ayuu qabta oo ayaga ah hoyga naxarista iyo dagananta👏💯
2026-09-11 11:14:48
2
To see more videos from user @writer_art, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Mama has told me over and over, “I don’t want to be on camera.” And I’ve always respected that. But last week, she asked me to make her some old-fashioned Southern tea cakes. When I brought a warm one into her room, she started telling me the sweetest story about sitting with her grandpa as a little girl, having tea cakes and coffee that her grandma had made. I’d never heard this story before. ❤️ So I asked, “Mama, would you let me film you from the neck down with your tea cake and tell that story?” And to my surprise she said, “I guess I’ll go ahead and do a video for you.” 🥹 So I grabbed my phone. There are days Mama is so weak that I wonder if she could leave us at any moment. Then there are days she gets a little burst of energy and I think she might be here forever. This was one of those beautiful little bursts. She perked right up strolling down memory lane, telling me about her grandma and grandpa—and the very next day, she was completely wiped out. I thought I had heard all of Mama’s stories by now. Turns out, she still has a few tucked away. And I’m so grateful I get to hear them—and now, preserve a few of them forever. If you haven’t seen the Southern tea cake recipe, it’s here on the page somewhere. ❤️ I hope you enjoy meeting my mama and hearing one of her precious memories. God loves you. I love you. Go spend time with your family while you have them. ❤️#caregiverlife #mamagetswhatmamawants #godlovesyou #memorylane #familystorytime
Mama has told me over and over, “I don’t want to be on camera.” And I’ve always respected that. But last week, she asked me to make her some old-fashioned Southern tea cakes. When I brought a warm one into her room, she started telling me the sweetest story about sitting with her grandpa as a little girl, having tea cakes and coffee that her grandma had made. I’d never heard this story before. ❤️ So I asked, “Mama, would you let me film you from the neck down with your tea cake and tell that story?” And to my surprise she said, “I guess I’ll go ahead and do a video for you.” 🥹 So I grabbed my phone. There are days Mama is so weak that I wonder if she could leave us at any moment. Then there are days she gets a little burst of energy and I think she might be here forever. This was one of those beautiful little bursts. She perked right up strolling down memory lane, telling me about her grandma and grandpa—and the very next day, she was completely wiped out. I thought I had heard all of Mama’s stories by now. Turns out, she still has a few tucked away. And I’m so grateful I get to hear them—and now, preserve a few of them forever. If you haven’t seen the Southern tea cake recipe, it’s here on the page somewhere. ❤️ I hope you enjoy meeting my mama and hearing one of her precious memories. God loves you. I love you. Go spend time with your family while you have them. ❤️#caregiverlife #mamagetswhatmamawants #godlovesyou #memorylane #familystorytime

About