@mmsomalitv: Shirkadaha laydhka oo beeniyay in $1.5 Milyan bil kasta lagu kabo.

MM Somali TV
MM Somali TV
Open In TikTok:
Region: FI
Wednesday 09 September 2026 14:23:22 GMT
122854
6152
185
326

Music

Download

Comments

rh3257
Tallmanfx :
Ganacsatadan dowladu Wax haka qabato waa Khalad waxay wadaan Dowladu Hala wareegto shirkadaha
2026-09-09 15:02:28
70
bulqaas20
bulqaas20 :
bulsho waxaan kula talin lahaaa hadii shirkada leydhaka leydhka kiciso waa I xafiisyda leydhka la burburiyaa
2026-09-09 16:12:34
4
vladamirtrump
LANDER-KA :
Foostadu waxay adunka ka maraysa $95 iyaguna waxay dhaheen $240 waa runtood sababto ah cid ku cadayn karaysa beentaa intaa leeg Ma jirto xataa jimcaha wadaadka Masjida ka hadlaya waa iyaga oo kama hadlidoono
2026-09-09 16:59:34
15
pilotkii
@@ :
taasa loo wareegaya
2026-09-09 14:35:38
171
sakariye834
Q u u l l e " :
siday TV ula soo fadhiisan karaan iyadoo dawladi dalka ka jirto urur (u heshiiyay dadka) ayaanu nahay?
2026-09-09 14:52:53
18
aragsan.sanaag
aragsan sanaag :
shacabkay rabaan inay baabiyaan
2026-09-09 14:32:00
44
mukhtar.ibrahim491
Mukhtar Ibrahim :
anigu waxaan kubaaqya mud haraad salmi ah iyo in lagtaa baabul shoodo
2026-09-09 16:20:54
9
suldaan15
guuleed ibnu Daray :
shacabku inay midooban maxa udiiday Horta Sidan aya Kooxi ugu heshinayso inay Waxay donan inola yimaadan
2026-09-09 17:12:25
15
chapchap0375
Chapchap :
wadanama uugu qaalisan electricity aduunka. waa bermuda $0.47/kwh, allah ka cabsada. hargeisa waa $0.60/kwh , ilaa $0.75/kwh. yaab. kenya waa $0.22/kwh, jabuuti $0.35/kwh
2026-09-09 19:50:40
6
muniisha558
muniisha 558 :
ma wafaqsani kuye 😂😂😂 hada ma anaga wafaqsan
2026-09-09 18:13:39
4
lionxiis
Cabdiraxman■mideeye ✅ :
tasanu shidanayna
2026-09-09 17:16:01
8
unknownaddi0073gmail.com
Nagib Boss :
Solor System wuu Word Bank bixiyay ayaa la siiyay Sompower maalinti waxay isticmaalan Solor Fuel inyar ayaa isticmaalan ha la xisaabiyo oo la ogaada
2026-09-09 18:46:28
2
bidhan_ewes
Naaj🥰 :
ilahaw ganacasada hano bahanin waxanu oganay in madaxweyne kasta ganacasato uawood sheegato ilahay aqoonsiga iyo dad wadaka nomalgashada noso dadaji🥰
2026-09-09 14:55:21
5
vsaciif.yunis
vSaciif Yunis :
dawladu layka itoobiya halkeeno waa dhiiga dadkay cabaane
2026-09-09 16:26:22
1
siman.suleman8
Siman suleman :
shacabku ma hadli karaan miyaa ?
2026-09-09 18:44:02
2
abdirahmandiesal1
Abdirahman Diesel :
Shirkadahu iney tartanaan aya dasturku qorayaa ee maha iney urur ma iskashato ku midibaan wa khalad ilen dadkii aya lo heshinayaaye
2026-09-09 18:32:15
1
ludolucky0
lugooyo :
anaguna urur ayanu samaysanysa jabbed ah oo shanties isticmala
2026-09-10 02:24:10
1
chapchap0375
Chapchap :
walaalayaal. korantada aduunka uugu qaalisan eega. yaab. Google search sameeya. inakuna waa $.60/kwh ilaa $0.75/kwh. waar allah ka cabsada oo daka ka yareeya. kenya waa $0.22/kwh, jabuuti waa $0.35/kwh. waar maxaa inaka sidan noo galay
2026-09-09 19:47:51
3
craxmaan.cabdlahi74
C/raxmaan cabdilahi :
2026-09-09 16:09:22
1
jananka26hy
JANANKA DAADMADHEEDH🦁🗡 :
ya MIDI wuxu yidhi foostadi waa 200$ midna wuxu yidhi foostadi waa 240$ maxa qaldan marka
2026-09-09 15:26:20
2
gaas207
𝓰𝓪𝓵𝓸𝓸𝓵 ⚓️🌵 :
shirkadaha faraha ha lagala baxo oo dadka cashuurtooda wax ha loogu qabto hadii kale cashuur joojin ha la sameeya
2026-09-09 16:07:17
2
muxiyadiinabiibak
sh/Muxiyadiin Abiibakar :
waar waxan hala xidhxidho
2026-11-04 19:31:16
0
engrkdw400
Eng Rabiile Kaariye :
dadku ha xidhaan solar system guri kastaa
2026-11-06 10:17:12
0
caasshamatan
koos :
sax
2026-11-07 14:36:53
0
taaxooffcial2
Tᗩᗩ᙭O OᖴᖴᑕIᗩl💫🥷☠️ :
ya
2026-09-09 14:29:59
0
To see more videos from user @mmsomalitv, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About