Arsenal Hormar ayay gaadhay markay nageeye heshay 😂😂😂
2026-09-11 08:36:56
22
Ayaanna :
waa holder of master of mass communication & journalism from Ethopia weeye ninkanu
2026-09-10 21:09:46
25
Somali Beautiful place.🔷 :
aqoonyahan wayn weeye kani
2026-09-10 19:19:29
25
Khadar Dayib Bandage :
lkn hada run buu shegay
2026-09-11 18:37:12
7
ª/Rahman :
Fabrizio romano camal weeyo citizen journalismku😂
2026-09-10 21:25:27
1
wiilwaal :
The guy was prof
2026-10-15 00:05:06
0
The_isack :
HORYAAL TV Ba iGu So Dhacay😂😭
2026-09-10 23:48:41
5
CABDALE young money 💰🇺🇸🇸🇴 :
aqoonyahan
2026-09-10 20:02:09
1
Filsan xaji ❤️💚🤍RB🦊 :
Nageeye waa side sidan
2026-09-11 21:55:15
0
cali cirro :
I'm single pro max
2026-10-09 16:08:51
0
Ahmed Aden :
100M ku iibdaden Arsenal Player kaaas kakaka
2026-10-22 14:44:31
0
Elmi Wehlie……. :
waa sax cali aadan muumin oo kale waaye
2026-09-11 08:44:42
0
Sayid Omar :
Somali baa loo soo diray
2026-09-11 14:38:29
0
janaale :
libaax
2026-09-11 09:03:37
0
sunshine :
😂😂😂😂
2026-09-10 19:43:25
0
Dalmar :
😂🤣🤣😂😂
2026-09-10 21:58:07
0
JEENI 🐪 :
waxan sugnaaba waa arsenal oo TV leh iyo journalists
2026-09-10 21:43:34
9
maad :
dee maxaad qosolka usaartay xaqiiqo ayu ka hadlayaa arsenal ba ha raacee
waa waxyaalaha looga ilaaliyay baraha bulshada ninkan waraysiyadiisa
2026-09-10 19:27:33
7
P R I N C E🫅🔥 :
horta ma ogtihiin in uu macalin ka ahaa jaamacada umada inta uusan bixin ka ho😂😂😭
2026-09-10 21:41:40
1
Volcano 🌋 :
Reer somalilandow tiirbaa inaga baxay tusaale mudnaa
2026-09-11 21:57:36
1
A̷h̷m̷e̷d̷ 🌿🐎 :
Arsenal ma bahalaad u taqanaan horta waa dad somali ah oo fikir qaba ama ha khaldanadeen ama ha saxanadeene
2026-09-12 05:29:18
1
m/adam :
ninkaas iyo dhalinyaro badan oo As u gashay waxaan filayaa inay wax ka bafaleen hab fikirkii iyo siyaasadii As hada As waxay u muuqataa inay isnadal samaysay uu qaraxyadii iyo layntii shacbka yariiyeen oo abaabul iyo tababar ciidan wadaan si mar uun guluf way u qadaan
2026-09-11 18:41:58
1
drcismaanmaxamedm :
inaga cillmi badan kani
2026-09-10 19:02:24
1
Mohamed Muuse :
Aqoon yahan sare weeye
2026-09-10 18:20:46
1
To see more videos from user @danguud11, please go to the Tikwm
homepage.