waa sababtan mar walbo naxarista uu radiyo coz weligey daryel naxaris man helin😭💔
2026-10-07 20:09:32
237
Najouma 💄🦕 :
Anigu kula midbaan ahey hdn naxriis faceey iga reebtey 😭
2026-09-11 19:17:54
84
𝐎𝐱𝐠𝐞𝐲𝐧 |•🐐 :
Daryelka Abo Kama Yimado Ogow Sxip Lkn Niman Hoyo Heysan Hadu Abo Daryelo Xita Ma daryelowo Marka Adadega Walagu Wada Jira Balse kala Duwan👍🏻💔
2026-10-08 18:25:21
8
Bureeqo🤍❤💪👸🇸🇱 :
waxa laisku fahmi la ayhy wa intaas oo aan nahy
2026-09-11 12:56:48
28
Nafisa nalka :
anigu wxan la Yaba dadka Tira dhibadan kuso koray malintan wx kala garody ila hada nafteyda masul aniga ka ahaa Hadi guriga la iga ceyriyo Hadi la itumo wxan aminsana o sax ahna iny qaladkyga ahyd wxan aha qof mushkilad badan ugu danbeyna 10 sano mrka sogary qof xora o kaliged is bixisan ahaa ilahada aniga iska masula dilki io burinti guriga laiga burin jiray jecel ka kaliya ay walidinta somalida ubadkoda siyan waye[Crying][Laugh approved]
2026-10-08 12:51:08
3
zitta❤️💃🏽 :
heer wxan marayah saan naxaris uraadinayey qof kan inyar oh naxaris ah ka arko aan modo inu aduunki oh dhan hysto kaso hadhow igeysta dhawac aanan kasoo kaban 😭
xaqiiq saan naxris uradnayey waan daley💔🥺
2026-09-12 03:24:29
9
Araweelo caagane🦋 :
Waa sababta maanta ano wayn hadana Naxaris iyo Kalgacaylkii ciyaalnimo u Raadiyo 😭💔
2026-10-08 18:50:03
12
Counseling with Fatima :
Ilaaliska guriga waa sababta aa banaanka markaa usoo baxay ka naxay dadka banaanka! Waana sababtay aan ku adkaaday! 🥺 ku qasbanaaday inaa tarbiyo kle ismarsiiyo si aan dunidaan u joogo ! Ma sahlana
2026-10-06 08:06:33
6
hibaaq Nuura 💃 :
ogow lakiin xiliga Adagi wuxu Soo sar dad Adag wan sababtan uu AdagAhay
2026-09-11 13:52:50
8
𝑺𝒂𝒍𝒆𝒏𝒂 | سيليينا🩰🪷 :
wax kasta ee dadka kanaxaan kmanaxo gerida shilalka taana wxa kamasula korimadeyda that's no mean ina qalbi adkahy😍💔
2026-10-08 14:45:22
2
༺ سعاد ༻ 🦋🤍 :
waa sababtan mar walbo naxarista uu radiyo coz weligey daryel naxaris man helin😭
2026-09-12 14:16:14
53
𝑚𝑒𝑟𝑦𝑎𝑁🌸 :
waxaa imandonta qof walpo meshu rapo tagp i.a
2026-10-08 20:54:42
3
A M I N A!! :
waxi inagu soo dhaceen wayba dhaceenee kuwa aan waalidka aan u noqono iyo kuwi dantu Ina bado aan si wngsn ula dhaqano♥️
2026-10-08 11:42:52
2
.............................. :
balse
aniga kula mid ahaay
cadaadis iuo adeeg ku so bar bary
2026-09-11 15:32:16
6
Aamina🦢🪷 :
walee xanuun iyo ciil waan arkay 😭
lkn anoo yarbaan aduunka ii kala furmay