Anigu Xili waxa dhiba kajirin Lays Dili Jirin lacag Yar layska qaadi Jiray ba So maray xiligaas Dadku Re miyi Ubadna wax yar so Tahriibi Jiray wa Xasuusta 2012 aheed ani 5 Nin Asxaabtay ah Halmar ba kabaxnay
2026-09-12 03:13:03
4
Siciid Ahmed🇱🇾 :
Yaan groub kusoo daraa oo socda 🙏🏿
2026-10-06 17:14:09
4
𝙐𝙥𝘿𝙖𝙡𝘼🖤 :
Iney raagtu mooye rajadu waa halkeedi 🥺
2026-10-02 11:13:06
4
O͜͡D͜͡I͜͡ F͜͡4͜͡N͜͡A͜͡X͜͡🇯🇲 :
yaa is raaxnaa
2026-09-20 14:16:25
0
Catello jr🇩🇪 :
LagaBa Yaabo iN aaN ku FekeroH In AaN Qaato Go.aaN Ah dib ulabasho Maskaxda iyoH diiradu wxay ii saaraN TaHaY in AaN maalintu ilaaHay ka dhigo in aaN Eoruopa galo Maalintaa waa MaaliN AaN Mar labaad dhashy oo AaN dunida imi sabbta oo Ah waxaY igu qadaty mudo dhaN 6sano oo Rafaad iyoH Gaajo Ah lkn maanta Alx ilaaHay ayaa Mahad iska leH mida kale jirtaNa Ee Ah xalada Libya Nin Isku Haya iyoH Nin reerkoodu WadaaN lkn xaga Rabi waa isku mid ☝️Ta kale jirtaa XagaN waxaaN ka salamaYaa dhamaaN Dhalin Yarada ku Nool Libya insha alha ilaaHay ayaa Wax kazta kheyr ka dhigaya Niyada uuN wax wanaagsaN aynu ku HaysanoH Mar kazta xagaN waxaaN Mar labaad ka salamaYaa Qof kazta oo Libya isku Haya oo isagu isku FilaN xalad kazta oo jirta👋🙏