@user8353182970165: #fyp #tiktok #movie #usa #foryou

Gg_03movie
Gg_03movie
Open In TikTok:
Region: US
Friday 11 September 2026 15:49:36 GMT
95986
1030
4
30

Music

Download

Comments

bankrollkacy
Bankrollkacy :
What this movie call
2026-09-11 22:55:21
5
levels_classic1
Levels_classic :
😁😁😁
2026-09-20 17:02:36
2
To see more videos from user @user8353182970165, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Ninkan akhyaarta ah ee ganacsadaha ah ayaan muuqaalkiisan laga qabtay oo 58 daqiiqo soconaya dhammaystay , qodobbada aadka u muhiimka ah ee aan jeclaystay inaan idinla wadaagana waxa kamid ah : 1: Qofku meelkasta oo uu tago ma beddeli doonto sida uu yahay  , haddii aanu isagu isbeddelin oo dhicinta mustaqbalkiisa nololeed u diyaargaroobin , waxana uu tusaale ahaan usoo qaadanayaa dhallinyarta ku sugan dalka fursadaha badan ee maraykanka oo sheegayaa in qaarkood shaaha loo qaado oo ay shaxaad ku noolyihiin , halka kuwa facooda ah ee la joogana ay maalgashiyo iyo  gacansiyo leeyihiin.  2: iskuulka iyo jaamacaddu ma aha goob qof u tarbiyaysa si uu lacag u sameeyo ama uu ganacsi u abuuro balse waxa ay ka caawisaa keliya sidii uu shaqaale cid kale u noqon lahaa . Waxa taas ku ladhan in lacag samayntu keliya ku xidhan tahay inuu qofku u diyaar  noqdo , fikirkeeda iyo kartideena la kaalayo sidii uu lacag ku samayn lahaa meesha uu doono ha joogee . 3: ku qanacsanaanta waxa yar ee aad haysataa mararka qaarkood waxa ay kaa dhigayaan mid hooseeya , balse hiyi kaca iyo inaad ku qanacsanaan waydo meesha hoose ee aad ku barbaartay waxa aad ku noqon kartaa 90% mid guulaysta . 4: kolka caalamka ganacsiga iyo maalgashiga la joogo in cadowga u weyn ee ay habboontahay inaad ka digtoonaataa uu yahay shakiga iyo cabsida kusoo wajihi doonta kolkii aad damacdo inaad tallaabo cusub qaaddo . 5: Marxaladda guurku iyo lammaanennimadu inaysan caqabad ku ahayn guusha ganacsiyada iyo hammiyada nololeed ee dhallinyarta tabaca nololeed u diyaarsan . 6: inay aad muhiim u tahay inaad shaqayso mar walba , waxa aad qaadanayso haba yaraatee , shaqadaasi calal aqalli waxa ay kaa badbaadin doontaa inaad dib u isticmaasho lacagtii aad maalmaha hore shaqaysay . Lixdan qodob iyo kuwo kale oo aad u tiro badan ayaa muuqaalka cidda dhegaysataa ka dheefaysaa balse keliya intani waa tusaale ( sample ) yar oo aan ka dhex qabtay muuqaalka muddada saacadda ah soconaya ee laga qabtay ganacsade isaaq xuseen cawaale oo ku nool dalka maraykanka .

About