Tnks maclain sobadi tariqra wanba kuwareree cutubka 1iyo kan 2ba
2026-10-19 15:45:04
0
Ina xasan22 :
waa kaa heynaa maclimow thnks
2026-09-13 18:04:44
0
... :
maclimuu pdf sheeg
2026-10-26 19:37:32
0
PHAH👋MAD :
su aal ayan qaba hadii lagu dhaho ciidan hebel markay digalka galayen imisay ahayen ama wadamo aadan wxbo kagalin in dhulkooda io inta wadan ay daris layihin in lagu xifdisiyo ama laguugu xujooye ma aqon baa wxn aniga maba imarayan teda kle ardaydan kuleh ustad gulayso ma wxad moday inad wx uqabaty mya keliya su aalo aan wx tar ulahyn ayey jawabahooda arken ee ha umalaynin in aad aqoon uso kor dhisay mise aad party siday unolan lahayen wx wx brshada!sumaliya kahadlayo maleh wxad arki cunug 12 mado loodhigo hadana noloshisa aan qusaynin ama haday bahi hyso aysan shilin sogalinaynin marka aniga hada kuma lihi wx xun sogalinaysa lkin aniga wxbarashada somaliya school 🏫 lada lagu hyo waa hadaf la aan in laga dhigo ardayda somaliyed wyo wxa layiri hadad rabto inad Daldhan kaganta kudhigto keliya xaga waxbarasho ayaa kaxigto in aad kasomarto oo filradahaga aad aamin siiso detana ayagaba kuu hogan samayo wxan kuway diyey yaa wayey ninkii ugu horeyey ee somaliya manhadkan ay hada ardayda wx kubaranayan ninki u hagajiyey ma somalibaa mise cidaa aan isla naqano
2026-11-08 18:40:46
0
To see more videos from user @continue22, please go to the Tikwm
homepage.