@badhadheprotectingforest: Dhulka fog ee Lag Badana–Bushbushle National Park waxaa ku qarsoon kaynta Badda-Madoow — meel dabiici ah oo ay ku nool yihiin duurjoog badan, halka kaymaha kula kulanto biyaha badda ama gacan badeed🌊🐘🐾 #Somalia #LagBadana #BaddaMadoow #IlaalintaDuurjoogta #forest

Lag Badana C conservancy Trust
Lag Badana C conservancy Trust
Open In TikTok:
Region: KE
Wednesday 16 September 2026 08:35:04 GMT
64615
6773
114
442

Music

Download

Comments

sheekotime___2
𝐂𝐚𝐩𝐭𝐚𝐢𝐧 𝐃𝐚𝐯𝐢𝐝_ 🦅 :
Bush Bushbushle national park
2026-09-17 13:14:23
0
deqamohamed943
Deka🇸🇴 :
Alla gedahaas ubaxa u eg caraftooda lee waa uxiise 😭
2026-09-16 16:58:46
56
ahmedtol
Ahmed tall🖤 :
Ben waya Waxba Kama jiran 😂
2026-09-16 14:12:09
2
zackx696
zack🌟🇸🇴 :
sawirka 8aad😮‍💨🔥
2026-09-16 11:38:48
6
cabdi.geri
Cabdi Geri :
kan kawaran bro❤️
2026-09-17 09:21:06
2
lagbadanaactivity
Lag-badana Activity 🇸🇴 :
meshan ku arkay my first somali elephants aan ilashano nolayshan kayntan cajib ka ah
2026-09-16 08:46:17
23
hadiyaa34
🎀 :
oov wadanka keen san u quruxsan muba leyahy 😭💖🇸🇴
2026-09-16 09:00:17
11
maxamud172
King👑 carab🫡 :
Soomali🇸🇴 qaasatan kigs 🇦🇿🫶✅🫡
2026-09-17 14:23:36
5
hoblos11
￴￴ Mazka￴￴❤️🦅 :
🌴🔥
2026-09-16 16:52:14
6
faanjebiso
Awowe Koris👴🏽❤️🇸🇴 :
Sawirka 7 xasus waga celbur jogay 20sano kahor 🥺
2026-09-17 05:10:15
1
munamohamed055
Jannah Gasho 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 :
Shaqo fiican aa wadiin, Somaliyey aan garab qabano dhalinyaradan waqtigooda dhulkeyna u huray….
2026-09-16 16:05:14
4
badhaadhe.farms
Badhaadhe Farms🌱🌾 :
Dhulka uduga🌳💚
2026-09-16 08:47:05
5
libax015
G.SÌmɓà :
macqul maaha m.a🥰
2026-09-16 10:30:47
1
userzi7nd7oim8
updi Naasir"🖤🧑🏾💕 :
cimilada iyo veo ga" iO HeesTa Weey isLeeyIHiiN"🫶🏾🔥
2026-09-16 20:58:45
1
supeer542
إسحاق :
halkan hada ma somaliya
2026-09-16 19:07:15
1
nunow20
nunow :
Sawiro mujinayan muhimada dhirta aan geero aburano xata kuwan mirahoda hala firiyo gobolada kale I u kabaxayo
2026-09-16 12:21:35
1
hadiyaa122
hadiya 💕 :
next time wa ina meshan ada
2026-09-16 09:04:26
1
harriss047
Hussein🇺🇲 :
Fov tiktokar❤️
2026-09-16 08:41:25
1
waxqaba
HAYAAN :
ilaahow naag America joogta isii
2026-09-21 08:21:16
0
kingking.54
💰King G54 :
walee dhul quruxdii meshaabuu yaalaa been mafiicnee👑👑
2026-10-07 06:20:22
0
comander1.1
🚩UPDI-RAXMAN🚩 :
sabirka 5aad Somalia lemala maroya guys🇸🇴🤔🔥
2026-10-12 22:11:49
0
yuukeey_mohamet
ʏᴜᴜᴋᴇᴇʏ___ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴛ :
wlhi kismaayo joogaa meeshaan inaan mar tago waa riyadeyda. i.a
2026-11-06 09:00:58
0
laftagellabadha
𝑫𝑬𝑳 𝑷𝑰𝑬𝑹𝑶 ✪ 𝟏𝟎🇮🇹 :
Jubaland
2026-10-11 05:31:12
0
suleimanadan7
Suleiman Adan :
meshan inan flow so dhaho xaq ayan uleyhay
2026-10-08 17:00:57
0
suu_2____2
N~🦋 :
This scenery is truly breathtaking ☘️💚
2026-09-16 12:08:36
0
To see more videos from user @badhadheprotectingforest, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About