@akramak271: ##somalitiktok #foryoupage #foryoupage❤️❤️ #somaalitiktok12 #somali

Akram  ☑️😉
Akram ☑️😉
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 17 September 2026 10:28:22 GMT
56731
2938
122
322

Music

Download

Comments

akramak271
Akram ☑️😉 :
Waxan ahay qof qofkii u jecla wayay wayay
2026-09-17 11:23:13
56
hadiyacumar8
hadiya jno🤴❤️👑😞 :
Wa xaladan ku jiree ilahayow qalbiga iga reeb iso duceya qof dacadan ilahay isiiyo
2026-09-17 12:02:32
35
simaney___12
💞🫀 :
alla maxaa ruux qisa ku duugan dunida jooga hadana aan hadli karin yaa rabi ilahow kuwa xunxun qalbiyadanada ka iaali🤲
2026-09-17 12:57:33
11
maalikgermany6
maalikgermany🇩🇪 :
Aniga gabadh baa i jecel ilaa 2018 ila 2026 waan iska reebi lahay baa i guurso ku waalaty inte geeya marka ani😂
2026-09-20 21:33:16
5
qalbifany
qalbi dhaya :
no qof ha aaminin
2026-09-17 16:50:45
3
inabaazhe7
INA BAAZHE :
taa hada I haysta mana kala tagin mar ayunba is wayinay marku i wayay ayuu tahariibay hadan waan is helanay anko wada socona ayuu haben la dhahay baada galaysa is diyari wuu baxay ilaa 4:00 habenimo waan la hadalayay intu donta ka racayay kaliya waxan maqalay ina la soo qabtay hadan mar labad ayaa sida isku waynay
2026-09-17 11:15:23
7
0.0.0.0.0.698
nada 🖤💫🎀 :
anig will an mudo wada socony waan wayay jan iyo cidhb meelu dhigy 2023 ahy ila hada meelan ku sheego mahyo 😭lkn waan wayay oo faro kuma hyo
2026-09-17 21:00:16
4
fatuushabuukar4
fatuush faraxsan 💝 :
sorri wllshey
2026-11-03 21:08:11
0
duniyo769
.💕 :
Dadka dhawaca aHaw qlpiga adkeeeya😭💔
2026-09-18 09:27:37
3
yusraindho
yusra bila❤️🦁🐫 :
wlhi qof Soo maray ayuun daremay ax😭💔
2026-09-21 06:09:08
2
wllarjuunlovely
10/ 8/2026 :
sorry abyo hasugin wllhi kula mid bn. ahy wa laga gudbaa xanunka insha allh
2026-09-17 21:25:32
2
deeqa311
D👸H :
waxaan ahay qof qofkii u jacela wayay wayay 💔💔💔 sorry😭😭
2026-11-02 06:42:21
0
xamda_xurmoo
Hamda..💃♥️ :
xaladaan hada ku jira 😭😭😭😭ilahow qalpiga iiga reeeb
2026-09-17 12:59:52
2
mssdhamays8
سرالسعادة 😂 ♥️ :
🫣🥹
2026-09-17 10:37:57
0
zamuu1897
Zamuu🇬🇧💕 :
2026-09-17 10:58:40
1
reerboqortoyo0
neha ppe💋🥰 :
2026-11-01 05:43:48
0
siryocaad1
SIR IYO CAAD❤️🗯 :
2026-11-02 20:42:56
0
sacaada.maccan
boqorada ina deeq :
2026-11-04 19:44:50
0
bashiirabdulle6
bashiirabdulle6 :
0k
2026-10-21 18:17:35
0
muno999t
muno999t :
ilahowu qalbiga noga reeb ilintu ilmadu wa nafiis
2026-10-21 17:15:03
0
laaqoon
💔❤️‍🩹 :
2026-10-31 13:16:48
0
missgabo052
miss gabo 👑🫶🧕🇸🇴 :
ani jecl wa iso maray lakin hada waba isla yaba xaqiq aniga aya is la yaban o amrarka qar nafteda la shekeysta o dhah ma qofka ayad jecled wlhy xaqiqdi
2026-10-21 21:06:46
0
hibaaq.bilaal5
Hibaaq Bilaal :
wan la jogaa lkn isfahan ma jiroh
2026-10-30 10:37:46
0
tolmon50
T O L M O N 🎀 :
waxan ahay qof qofki uu jecla wayay mana arki dono runti💔🥲
2026-10-31 06:07:56
0
khadar6_
baabka harawa🍇 :
2026-09-17 11:20:50
0
To see more videos from user @akramak271, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About