@miiganeilkacase2: Waxaan kuu hayaa wanaag dhan oo qalbigu xambaari karo, waxaan kuu hayaa xushmad aan waxba ka dhimin wakhtigu, iyo qadarin aan ku dhisnayn duruufo is beddela, dareenkasta oo wanaagsan oo aan kuu qabay maalintii aynu isbarannay, maanta sidii ayuu u nool-yahay, mana lumin dhalaalkiisii. Waxaan kuu hayaa qalbi ay ku dheehan tahay akhlaaq suuban, naxariis, dulqaad, daacadnimo, iyo dhaqan wanaagsan, waxaan aaminsanahay in dareenka dhabta ahi aanu ahayn mid hadallo badan lagu cabbiro, balse uu yahay mid ficilladu marwalba ka marag kacaan. Waxaan kuu hayaa jacayl aan shuruud lagu xidhin, aan dano lagu saleeyn, oo aan isbeddellada noloshu beddeli karin, waa jacayl ku dhisan ixtiraam, kalgacal, diin, naxariis, raali-gelin sugan, iyo daacadnimo, waayo qalbiga si daacad ah wax u jeclaadaa ma ilaabo halka uu dareenkaas ka bilaabmay. Haddii ay jiraan waxaan jeclaan lahaa in aad mar walba ogaato, waa in wakhtigu uu beddeli karo waxyaabo badan, balse aanu beddeli karin dareen daacadnimo ku dhisan, naxariista qalbiga nadiifta ah ka soo go’da, sidaas darteed, waxaan maanta weli kuu hayaa wanaaggii, xushmaddii, iyo qalbi wanaaggii aan kuu qabay maalintii ugu horraysay ee aynu isbarannay, waxaana rajaynayaa in markasta aad ka dareento ixtiraam, daryeel, iyo niyad wanaagsan oo aan weligeed gabow noqon. Mention soo dheh, qofkasta oo aad wanaag, iyo ixtiraamka u hayso, kaas oo aan marnaba guuraynin. Cida mudan in aan dhahno marwalba waa cidkasta oo nolosheenna wax wanaagsan ku darsatay haba yaraadee waayo qof maalin eray wanaagsan ku dhahay kaaga qaalisan qof adduun wixii hanti saarnayd gacantaada soo geliyey. #creatorsearchinsights #somaliacountry

Dr, Miigane
Dr, Miigane
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 17 September 2026 15:57:44 GMT
165448
13940
225
2591

Music

Download

Comments

igalasooxiir611570755
🥷Dulmi Diid🇸🇴 :
Noloshu sidad aad rabtay hadey ku noqon weyday ku aqbal sida ay ku tahay😟inshaallah dhamantena wan wada guuleysaneyna brothers and sisters
2026-09-21 17:03:57
26
eyzarow2
EYZR 📉📊 :
wakhti wxan arky zxipty uga amusay cules halgan darted😭
2026-09-20 10:54:28
13
faizabella114
Beauty Queen 👑💄🌹 :
Absolutely 💯
2026-09-18 06:09:06
20
abdulhaggiss1
Abdirahma I :
Heestan magaceed
2026-11-03 15:55:38
1
kaafiyo.ilix
boqorada Adan mahad :
jacayl àan lagu wadin muxuu qalbijab bàdan ku Soo jiida ilaahow qalbiga noo qabooji
2026-09-18 09:31:58
8
daljire61
axmed daljir :
Noloshu sidad aad rabtay hadey ku noqon weyday ku aqbal sida ay ku tahay inshaallah dhamantena wan wada guuleysaneyna
2026-10-23 15:48:23
0
cabdiqadirliish
Abdikadir Liish :
Aniga Saan Ayaa noloshaayda kusoo dhamaatay
2026-09-21 19:11:17
3
mahatainojuma
cagtaaaa :
alx wexee ahaataba waa inaa ku samir taa
2026-09-18 18:55:41
7
wall__zak1
zakiiiii :
hadi qalpiyo badan hadli lahayen maxey dhagxan ilmeyn lahayen
2026-11-02 06:46:25
1
sagalyusufahmed
sagal Yusuf🫡 :
guuulyso saxiib macaan😇😇
2026-09-30 05:02:03
0
iprahin.iprahin
AMiika🇸🇱 :
Really😭
2026-09-20 22:03:09
2
wilkafaqirka0
MAAHIR :
ilahayow xalimo dacad aah ishaal😭🤲💔
2026-09-20 08:33:34
2
faatimo91
faatimo :
alx alx alx
2026-09-19 14:23:18
2
aaminoqaljo45beautysal
بنتي عكاش :
😭😭
2026-09-21 03:19:58
1
waqti93
Waqti :
such is life...🥺✌
2026-09-22 06:49:19
2
mohayare615
MOHA Yare 🇨🇭🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 :
Noloshu sidad aad rabtay hadey ku noqon weyday ku aqbal sida ay ku tahay😟inshaallah dhamantena wan wada guuleysaneyna brothers and sisters
2026-09-27 14:09:52
2
zaliim0_xaaji3
💀🥷 :
Sida saxda ah
2026-10-14 12:52:06
1
faizabella114
Beauty Queen 👑💄🌹 :
2026-09-18 06:08:20
3
mariaqurux050
...... :
marxaladkasto alxabdulilah[Hands open][Hands open][Hands open]
2026-09-20 17:35:57
2
cllaahifour
Maxkamada magalka iimey ❤️♥️♥️ :
wa xaqiiq
2026-09-20 20:57:38
1
daljirkahason09
daljirkahason09 :
Wan aqalbila ah wayo san rabey waxan niyad ku haysatay iney sifican noqon donto 😭🌚
2026-09-30 07:55:53
1
nasraahmed155
Nasra Ahmed :
Indeed ✅
2026-09-21 01:02:12
1
andreapirlo763
Andrea Pirlo 🧠🐐 :
My time is bad so I’m silent let the time come I will tell woh I am
2026-09-23 23:59:54
1
ena_apdullahi7
D A U U S 🦋 :
Absolutely 😍
2026-09-19 06:40:47
1
seywa.somali
maxamed somali 689 🇸🇴 :
tasa ben ahen bro 🙏
2026-09-18 20:33:45
0
To see more videos from user @miiganeilkacase2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About