@writer_naif10: #fypシ #foryou #fyp #viewsxumo💔 #writer📃🖋️😍❤️

𝐍𝐀𝐈𝐅•🤴🏻
𝐍𝐀𝐈𝐅•🤴🏻
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 17 September 2026 16:56:18 GMT
83094
10701
162
918

Music

Download

Comments

rashkaboy164
rashka. boy💯🤴 :
😭 hooyo mcn gadaashada garab maan helin hooyo markii aan ku wayay wadnahayga wuxuu ku sigtay inuu istaago ma ogahey hooyo waxa eey aheed swbt noloshada iyo farxadeyda hooyo hadii xiyso ladhiman lahaa aniyga waxa laygu asiy lahaa Garabkaga alle haku naxaristo mom alle janatul fardawsa haku geeyo 😭💔🤲 hoyuo mcn gadaashada dadkii way is badaleen xata familygi sidadiy qof iy jecel ma haysto dabada waan murugodey waan ciyshoodey waan balanbaley waan wayay qof oyweydiya xaladeyda ama inyar iywareysta ama laabta iygaliya aaay mom l miss you mom 💔 😭
2026-09-21 11:44:27
23
nasiya.5
NOVA :💃💙 :
Hooyo Jandha Alle hanogu kulmiyo yaaa rabiiii🤲😭😭
2026-09-29 20:17:41
9
lumiya52
Luu :
Xususta hoyo mar walba way i xanunjisa kelinimo iyo murugo ayan darema markan ku xasuusto Hoyo aad ban kuu xiisay allow hoyadeyy unaxriiao😭😭
2026-09-22 19:33:56
15
nacimo366
naima naIka🔥🇸🇱📿☪️ :
hooyo mcn Alle haunaxariisto ⚰️😭💔
2026-09-22 14:58:02
5
sultanka__44
𝐒𝐔𝐋𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀 🇬🇧 :
NAXARISTADII HOOYO WAAN U XISEY JANATUL FARDOWSA ALLE HA INAGU KULMIYO MAMO NAXARISTA JANO ALLE HAKAA WARABIYO HOOYO 🤲💔🥺😭😭😭
2026-10-03 06:48:56
3
inaxaashi95
꧁༒JERRY༒꧂🇬🇶 :
siday hooyaday iiga fogatay nolasha waxay tahay maba fahansani anigu wlhi 😮‍💨💔😞😓
2026-09-19 08:04:11
6
mssnacimoh1
boqorad nalka :
ha walhi Allah kunaxriso hooyo
2026-09-26 09:42:42
3
yuusufxabiib905
yuusufxabiib905 :
allow hooyadey unaxariiso mar haday hooyo kuu nooshahay naxariis kamaqan majirto🤲🏽🤲🏽
2026-09-29 15:54:03
1
inaabdi269
Jana👸🏼❤️ :
Noloshu Adk adi la aanta hooyo 😭
2026-10-01 08:56:12
6
simanyyy172
🌚. 𝓜𝓲𝓮 ᥫ᭡💋. :
Wlhi said utabey labdoda😭🥹🥹
2026-09-17 21:19:49
3
princessleyla3
Princess Layla 💗🦋 :
Hooyo gabdhad yared wee ku xiiste 😭
2026-09-27 09:15:38
2
its.alishah01
Najma🌸🧕 :
Malintii ay dhimatey ba dhinty anigana😭
2026-09-21 07:45:29
3
shacrwi0
SHACRWI 💙 :
Hooyo Jandha Alle hanogu kulmiyo
2026-09-26 11:48:36
2
abdalla7h6
APD'LLè👸🏼🖤 :
NAXARISTADII HOOYO WAAN U XISEY JANATUL FARDOWSA ALLE HA INAGU KULMIYO MAMO NAXARISTA JANO ALLE HAKAA WARABIYO HOOYO 🤲💔🥺😭
2026-10-11 09:05:06
2
riiitah
Dahabo🧚k :
hooyo jano 😭 💔
2026-09-18 09:37:26
2
iskuvillan
Koozey💃 :
Hooyo mcn allah ku naxaristo 💔😭😭😭
2026-09-24 17:51:51
1
cadepalmer10
亗 𝑪𝑨𝑫𝑬𝑷𝑨𝑳𝑴𝑬𝑹 亗¹0🫒 :
lkn maan arkin waligey saas ey thy neh waan u xisay walaahi
2026-09-18 05:59:22
1
inahersi95
🥀❤️ :
ilheyow sxptey ha tusin we murugoneysaye🥺
2026-10-04 16:34:24
1
zola__41
Ahmett🐎🇬🇧🔟 :
my dad I miss you 😭💔🤲
2026-09-23 19:24:32
1
indho1418
نشاد أبشير سعيد 🎀❤️ :
dabaded waxn maray rafad bdan on cidna ila kheybsan allaha unaxariste😭
2026-09-22 18:40:26
1
fatuuma83
Fatma❤️🫶🇪🇪 :
Waliba said Ilhy hku naxaristo Hoyo Mcn 🥺🤲
2026-09-25 21:57:34
1
theruller1
YG :
Hooyo mcn Wlhi said kgu xisey Geridada kadib iftinka guriga wa u damay Hooyo mcn Aun Naxaristi jano Alle Haka warabiyo Hooyo Mcn😭💔🙏
2026-09-18 00:59:13
1
wardi09152
Wardi Khadar :
alow unxriiso hoyo mcn
2026-11-01 19:59:54
0
lkram158
🦋 :
said ugu xiisy alle ha ku naxristo hoyo mcn 😭
2026-10-01 07:28:46
0
To see more videos from user @writer_naif10, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About