@nura_2331: Qofka Aad Jeceshahay Marka Uu Yahay Qof Isla Weyn Ama Kibir Badan: Waxa Ugu Horeeya Waa Inaad Ogaato. In Jaceylka Micnihiisu Uusan Aheyn Inaad Mar Walba Isaga Daba Orodo: U Muuji Jaceylkaaga Si Deggan: Laakiin Ha Lumin Sharaftaada: U Naxariiso Laakiin Ha Noqon Qof Uu Mar Kasta Iska Fududeysto: La Hadal Marka Loo Baahdo. Laakiin Hadii Uu Si Joogta Ah Isku Indha Tiro Ha Ku Khasbin Inuu Ku Qiimeeyo: Mararka Qaar Qofka Aad Jeceshahay Wuxuu U Baahan Yahay Inuu Fahmo In Joogitaankaagu Uu Yahay Doorasho : Ee Uusan Aheyn Baahi Aad Ku Qasban Tahay: Hadii uu Ku Jecel Yahay Waqtiga Ayaa Muuji Doona: Hadii Uusan Ku Rabin Sidoo Kale Ficilladiisa Ayaa Kuu Sheegi Doona: Jaceylku Wuxuu Mudan Yahay Dadaal Laakiin Sharaftaada Ayaa Sidoo Kale Mudan In La Ilaaliyo:❤️🩹 Adigu Maxaad Sameyn Laheyd: Ma U Dulqaadan Laheyd Qof Aad Jeceshahay Oo Iskala Kaa Weyn:Mise Waad Iska Fogeyn Laheyd:? #NiHaaleyyy🥺🎧⚘️ #follower🥺❤️ #viewsdhirigalin💔😔 #fypviraltiktok🖤ジ #views
sxb qof baa jeclhy sido kale asna waa ijecelyahy lakiin dul qaad majiro maxaa sameeya iisoo jawab sxb
2026-10-04 06:31:02
3
Cumar_Mukhtar :
qofkaan irabin ana marabo😳
2026-09-18 14:29:27
2
ALFA 4K :
qof aan ii soo jeedin ani uma soo jeedo stay with me
2026-10-31 09:38:56
2
faadumo maxamud :
uma dulqaten maxa sida ka arka ula dhaqmi laha waayo dad ilahy iguma yaran cidna muhiim ima aha aniga naftayda muhiim I ah islawaynina igama aha
2026-09-18 10:08:44
2
geesey💙 :
qof baan jecellahy saguna sidookale uu i jec elyaha. mar ka Hal dhibato Ayaa jirta ixtiraam majiro marka maxaa samey yaa abwan jawabta I siii🥰🥰
2026-09-19 21:15:18
1
XlDlGTA🇨🇺+🇸🇴🩸 :
si kas too aan u jeclahay inta uu ijirsado bn u jirsan lahaa waayo qiimahayga bn garanayaa
inuu dareenkagu ku hogamiyo ama inuu caqligagu ku hogamiyo waxaa fiican inuu caqligagu ku hugamiyo😭
2026-09-25 19:09:45
2
Amiin xarbi :
my awow jecelkaba imika waan ka xanaqa wllhi jecel waxa uu nowadays majirto wllhi Mar walab
2026-09-21 00:59:35
1
Mr. Salah :
waxba maadan noo sheegin macno leh
2026-09-21 10:29:47
0
DAANI😎❤️ :
waa iska fogeen laha🤗💔😭
2026-09-18 15:40:49
1
abdirahman 🇸🇴 🇨🇦 🏋♂️ :
👍
2026-09-29 10:30:38
0
احمد :
hadasan ijecleyn wan iskaaga haraa anigana maxaa igu daba tolay aniga
2026-10-21 16:29:15
0
The voice of PUNTLANDERS :
wallo , waxaan kaa sugayey stategyadu iyo qaacidooyin loo adeegsa karo qofkaas , adigii baba Gadaal Su.aal shii dib nooguso ceshay , {Waar waariyee}
2026-10-12 01:56:48
0
kaltuun🌸❤️ :
manta jcyl ma jiro io ixtiraam io kalsoni naftada jeclow iskuna kalsonow qof kale bahi uma qabo 🤐😏😎
2026-10-18 20:15:05
0
yuusuf bulale :
♥️♥️♥️
2026-09-18 07:56:41
1
💫 :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-09-19 18:04:28
0
taliye__qodhop :
🙏🙏🙏
2026-09-18 16:57:55
0
ciil tire. :
😂😂😂
2026-10-06 18:51:28
0
To see more videos from user @nura_2331, please go to the Tikwm
homepage.