Cawa tiktok wda jcyl bu noqday mise ana qeybta qiirada kajoga 😭
2026-09-23 04:50:42
276
𝑺𝒂𝒈𝒂𝒍🖤🐆 :
Jecelow kubarty 🥺💔
2026-09-23 17:13:42
5
King zaki🔰 :
Waa tagtay, laakiin xusuustaadu igama tagin. 💔 Waxaan isku dayay inaan qalbigayga ku qanciyo inaan ku iloobo, laakiin qalbigu amar ma qaato marka uu qof si dhab ah u jeclaaday. 🥺😭
Mar kasta oo aan aamuso, adigaan kaa fikiraa. Mar kasta oo aan cidlo dareemo, maqnaanshahaaga ayaan dareemaa. Habeen kasta waxaan Ilaahay ka baryaa inuu qalbigaaga gaarsiiyo hal dhibic oo ka mid ah hilowga aan kuu qabo. 🤲💔
Waxaa laga yaabaa inaad nolol maalmeedkaaga sii wadato adigoon ogayn inaan halkan weli xusuustaada la dagaallamayo. Waxaan qariyaa ilmada, waxaan qariyaa xanuunka, waxaan iska dhigaa qof fiican… laakiin qalbigayga adigaa ka maqan. 😭💔
Haddii maalmo badan ay naga dhexeeyaan, haddana qalbigaygu ma tirinayo maalmaha; wuxuu tirinayaa inta jeer ee aan kuu xiisay. 🥺💔
Waxaan jeclaan lahaa hal mar oo keliya inaad i fahanto—inaan kaa fogaan karo, laakiin aanan si fudud uga fogaan karin xusuustaada. Qof walba wuu tagi karaa, laakiin qof qalbiga galay si fudud ugama baxo. 💔😭
Ilaahayow, haddii ay qaddartu oggolaato, qalbiyadayada isu soo dhowee. Haddii aysan ahaynna, ii samir qalbi weli qof u hiloobaya. 🤲🥺💔
2026-09-23 23:31:42
10
A/25🦋❤️💃🇧🇹 :
Bini Adan La jeclado wax ka xun ma lahan 🥺wlhi
2026-09-23 19:33:26
8
suhuur jano❤️💋🫶👑🇧🇸 :
my cidna hays ku halaynin aan naftada ahayn😭
2026-09-23 06:11:28
8
Kafih❤️🎧𓃵 :
Heskann 💞😑
2026-09-18 13:12:03
30
No Name :
Waa waxa darenkeyga
Hagay ee yiri haybi
Waa waxa hor joogo i
faray daawo sidii heego
Kol hadaanan kaa haysan karin hanatay laabtiiye
Ma isku kaa haleeyaa
Aduu hadal ku joogaaye 🥺😭